Waxaa saakay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaaradihii qaadka ka keeni jiray dalka Kenya ka dib muddo ay hakad ku jireen. Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee…
WARARKII MAANTA
-
-
3 qof oo shacab ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ka dib markii ay Miino kula qaraxday baabuur ay wateen oo maraayay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka…
-
WARARKII MAANTA
Daawo:Barnaamij Faneedka Hada Kasocdo Magalada Baydhabo
by ATEERA September 14, 2016https://www.facebook.com/maxamedaadammaxamed.maxamadey/videos/vb.100004216241384/687784328038769/?type=2&theater¬if_t=live_video¬if_id=1473869422035647
-
Dhageyso”Warka Caawa Ee Idaacada Warsanradio Baydhabo 14 09 2016
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
DAAWO SAWIRO+DHAGEYSO: WASIIRKA CAAFIMAADKA SOOMAALIYA OO SOO GAAREY MAGALADA BAYDHABO
by ATEERA September 14, 2016Waxa Maanta Magaalada BaydhaboEe Xarunta Gobolka Bay soo gaarey wasiirka caafimaadka Ee Dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Xaaji CabdiNuur Madeer. Waxaa sidoo kale wasiirka safarkiisa ku wehlinayey Dhaqaatiir indhaha Daaweysa Isla…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTA
BAYDHABO: CARRUURTA AGOONTA IYO SABOOLKA AH OO U SHAQEEYA QOYSASKOODA
by ATEERA September 14, 2016Baydhabo(WRB)Cali Abshir Ibraahim waa 14 jir ka shaqeeya garaash baaburta lagu sameeyo oo ku yaalla xaafadda Mursal ee magaalada Baydhabo. Wuxuu qabtaa shaqooyin ay ka mid yihiin qorista biraha baabuurta,…
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG:-DAGAAL CULUS OO QASAARO GESTEY AYAA CAAWA KA SOCDA XARUNTA CIIDANKA DFS EE MUURI G/SH/HOOSE
by ATEERA September 14, 2016Muuri(WRB)- Warar goordhaweyd kusoo dhacay Shabakada Idalenews.com ayaa waxay sheegayaan in Caawa dagaal xoogan uu ka socdo Dagaal Xoogan. Koox Hubeysan ayaa waxay weerar ku qaadeen fariisin ciidanka Dawlada Soomaaliya…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTA
Daawo Sawiro”Magalada Baydhabo Oo Laga Dareemayo Bilooyinkii Ugu Dembeeyey Hormaro Wanaagsan
by ATEERA September 15, 2016Baydhabo(WRB)Olaladaan Nadafadeed Ayaa Waxaa Ka Qeyb Gaatey Qaar Kamid Bulshada Ku Nool Tobonka Xafadood Oo Ka Kooban Magalada Baydhabo Oo Xarun Ku Meelgaar Ah Dowlada Koonfur Galbeed Somaliya Shacabkaani Ayaa…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:A/Madoobe oo Awaamiir Yaab leh ku soo rogay Lamaanaha isku guursanaya Kismaayo
by ATEERA September 15, 2016Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo saaray awaamiir ka dhan ah lamaanaha doonaya in ay isu guursadaan Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha oo la hadlaayay shacabka reer Kismaayo,…
-
Taliyaha Amniga Magaalada Boosaaso Maxamed cali Xaashi oo la hadlay warbahinta ayaa sheegay in Dekada Magaalada Boosaaso ay ka mamnuuceen in Dekada gudaheeda la geliyo Gaadiidka yar yar, marka laga…
