Dhageyso+Warka Caawa Ee Warsanradio Ee Magalada Baydhabo 10/09/2016 Waxaa Soo Saartey Soona Jeedineysaa:Wariye:Shukri Cusmaciil Axmed Bidhaan Dhageyso+Warka Caawa Ee Warsanradio Ee Magalada Baydhabo 10/09/2016 was last modified: September 10th, 2016…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi:Dhaq Dhaqaaqa Ganacsi Ciidul Adxa Maalmaha Ciida Iyo Magalada Baydhabo
by ATEERA September 10, 2016Baydhabo(WRB)Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Ayaa Waxaa Si Aad Ah Loogu Dareemayaa Isu Diyaarinta Maalinta Ciida Oo Maalin Kaliya Nagaxigtaa Qaar Kamid Ah Wariyaasha Warsanradio Ayaa Waxaa Ay Dhaxgaleen…
-
kulanka warsanWARARKII MAANTA
Dhageyso:Barnaamijka Kulanka Warsanradio Caawa 10/09/2016
by ATEERA September 10, 2016Baydhabo(WRB) Barnaamijka Kulanka Warsanradio Caawa 10/09/2016 Soo Saare Iyo Soo Jeediye:Aadan Xasan Cusmaan (aadan geesey) Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Dhageyso:Barnaamijka Kulanka Warsanradio Caawa 10/09/2016 was last modified: September 10th,…
-
Xukuumadda Masar ayaa siidaysay tahriibayaal Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyo kuyaalla waqooyiga dalka masar . Tirada dadka la siidaayey ayaa lagu sheegay in ay gaarayaan 30 qof oo isku jira…
-
Ka dib kulan maanta Magaalada Muqdisho ku dhex maray Madaxweyne-yaasha Somaliya iyo Kenya, ayaa waxay ku kala saxiixdeen heshiis ka kooban afar qodob. Kulankan waxaa uu barbar socday midkii ay…
-
WARARKII MAANTA
Madaxweynaha oo Kenya kala hadlay dhibaatada lagu hayo Soomaalida
by ATEERA September 14, 2016Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saxaafada u sheegay in uu dowladda Kenya kala hadlay duulimaadyada ka duula magaalada Muqdisho ee la sii Marsiiyo degmada Wajer ee dalka Kenya ,…
-
WARARKII MAANTA
WADA: Ruushka weerar dhanka internetka ah ayuu nagu soo qaaday
by ATEERA September 14, 2016Hay’adda caalamiga ah ee la dagaallanka daawada kordhisa awoodda ciyaartoyda ee WADA waxa ay sheegeysaa in burcad internet oo Ruushka ka soo jeeda ay isku deyayaan inay u dhacaan hanaankeeda…
-
WARARKII MAANTA
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay cilad ku timid diyaaradii siday Madaxweyne Geelle
by ATEERA September 14, 2016Dowladda Jabuuti ayaa faahfaahin ka bixisay sababaha ay shalay u degi wayday diyaaradii siday Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Safiirka dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan Xasan Aadan ayaa…
-
WARARKII MAANTA
Gudoomiyihii Al-Shabaab ee deegaanka Ceelgaras oo la dilay
by ATEERA September 14, 2016Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel Garas ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay gudoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa deegaanka Ceelgaras ee gobolka Galgaduud. Dilka ayaa waxaa geystay…
-
WARARKII MAANTA
KOONFUR GALBEED OO GUUL DARO MURUGO LEH KA RAACDAY SHIRKA MADASHA WADATASHIGA QARAN
by ATEERA September 14, 2016Madasha Hoggaanka Qaran shirkii uga socdey magaalada Muqdisho ee furmey 6 Sebtember ayaa la isku waafqey dhamaan qodobadii la isku hayey, qodobada ugu daran ayaa ahaa: Aqalka Sare, Oday dhaqameedyada…
