wararka caawa ka dhageyso.
WARARKII MAANTA
-
-
Wararka naga soo gaaraya degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, ayaa sheegaya in maanta barqadii uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamo Maleeshiyaad ah iyo ciidan taabacsan Wasiirka Amniga…
-
WARARKII MAANTA
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay howlgal ay Sameeyeen
by ATEERA August 29, 2016Maamulka Koonfur Galbeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howgal ciidamada maamulka Koonfur Galbeed ay maalmihii la soo dhaafay ay sameeyay deegaano dhowr ah oo ka tirsan deegaanada maamulka Koonfur Galbeed. Taliye…
-
Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howgallo ay sameeyeen degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir waxa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmaayo in ay xiriir la leeyihiin ururka Al-Shabaab. Afhayeenka Wasaarada amniga…
-
WARARKII MAANTA
Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku qabtay labo ruux oo Shabaab lala xiriirinaayo
by ATEERA August 29, 2016Ciidamada ammaanka Dowladda Federalka Somaliya oo howlgalo ammaanka lagu xaqiijinaayay xalay ka sameeyay Degmada Dharkiinley ee Magaalada Muqdisho, ayaa gacanta ku dhigay labo ruux oo Shabaab lala xiriirinaayo. Labadan ruux…
-
WARARKII MAANTA
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo fursad siinaya dhalinyarada ka tirsan Shabaab
by ATEERA August 29, 2016Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay dhallinyarada ka barbar dagaallameysa Al-shabaab inay isa soo dhiibaan, islamarkaana la cafin doono. Waxa uu tilmaamay in xilligaan la…
-
Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda kenya ayaa shaaca qaaday in si weyn loo adkeeyay ammaanka xadka ay wadagaan dalka Soomaaliya iyo sidoo kale dowladda Kenya. Warbixin hoose oo laga soo…
-
Olole ballaaran oo ah tallaalka xannuunka dabeysha ayaa maanta ka bilowday dalka Afghanistan. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF oo kaashaneysa dowladda Afghanistan ayaa dooneysa in tallaalkan uu…
-
Wasiirka kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Caymow oo ku sugan magaalada Jowhar ee Gobolka SHabeelaha Dhexe ayaa booqasho ku tagay meelaha uu saameeyay fatahaada Wabiga…
-
WARARKII MAANTA
Wasaarada Haweenka ” Waa in la xaqiijiyaa qoondada Haweenka”
by ATEERA August 29, 2016yadoo shalay Ra’iiusul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke uu la kulmay Qaar ka mid Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii ay ku heli lhaayeen Haweenka Qoondada…
