Xerada la weeraray waxay ku taallaa xuduuda Niger ay la wadaagto Mali, sida saraakiisha dalkaasi ay sheegayaan. Ra’iisul wasaaraha Niger, Brigi Rafini oo ka hadlay TV-ga qaranka ee dalkaasi ayaa…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:M/weynaha koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan”Urarka Al shabaaab Waxaa Loogu Adkaan Karaa Isku Xirnaan Dhaxmanta Bulshada Iyo Ciidamada
by ATEERA October 8, 2016Baydhabo(WRB)Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa Waxaa Uu Shacabka Ku Nool Goboladaan Koonfurta Ugu Baaqey In Ay Kawada Shaqeyaan Nabad Galiyada Xiriir Wanaagsan Ay…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:M/weynaha koonfur galbeed shariif xasan ayaa xariga ka jarey xarunta cusub ee ciidamada booliska gaarka ah ee koonfur galbeed
by ATEERA October 8, 2016Shariif xasan sheikh aadan madaxweynaha dowlada koonfur galbeed,wasiiro,xildhibaano,taliyaasha ciidamada amisom iyo kuwa soomaalida,madaxda maamulada gobalka iyo degmada ayaa ka qeyb galey munaasabad xariga looga jareyey xarun cusub oo loo dhisey…
-
Musharaxa madaxtinimada ee xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa raalligelin ka bixiyay hadal anshax xumo ah oo uu ka sheegay dumarka, kaddib markii ay soo baxday cajalad muuqaal…
-
Saraakiisha Qaramada Midoobeey ee ku sugan Yaman waxa ay sheegayaan in in ka badan 140 qof ay ku dhinteen duqeyntii shalay ka dhacday Sanca. Duqeynta oo lagu eedeynayo isbeheysiga Sucuudiga…
-
WARARKII MAANTA
Ruushka oo si cad ah ugu diiday qaraarka nabadda ee Suuriya
by ATEERA October 9, 2016Ruushka ayaa waxa uu codka diidmada qayaxan ee Veto ku diiday qaraarka Qaramada Midoobeey ee lagu dalbanayo in la joojiyo duqeynta magaalada Go’doonsan ee Xalab. Go’aanka Ruushka ayaa daba socda…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Maamulka KGS Oo Kahadley Howlgaladii Ugu Dembeysay Oo Laga Faliyey Degaanadaan Kg
by ATEERA October 9, 2016Baydhabo(WRB)Wasiirka Hubkadhaigista Dhaqancelinta Towbarada Iyo Maleeshyaadka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Xasan Xuseen Maxamed Eley Ayaa Waxaa Uu Kahadley Howlgaladii Ugu Dembeesey Ee Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Koonfur Galbeed…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo fariin u diray ciidanka dowladda
by ATEERA October 9, 2016Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay ciidanka maamulka Koonfur Galbeed in ay ilaaliyaan sharafta iyo nidaamka shacabka kunool deegaanada maamulka Koonfur…
-
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Magaalada laga Maqlaayo Raasaas goos goos ah oo ku dhaceysa Koonfurta iyo Waqooyiga Magaalada…
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG+AQRISO: DOWLADA KGS OO MAANTA SOO BANDHIGTEY LIISKA MUSHARAXIINTA U TARTAMEYSA AQALKA SARE
by ATEERA October 9, 2016Baydhabo(WRB)- Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa maanta Soo Bandhigtey Liiska Musharaxiinta U Tartamayso Aqalka Sare Ee 2016. DEG DEG+AQRISO: DOWLADA KGS OO MAANTA SOO BANDHIGTEY LIISKA MUSHARAXIINTA U TARTAMEYSA AQALKA…
