Garoowe(WRB)Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Qasriga Madaxtooyada maamul goboleedka Puntland ee Garoowe ku qaabilay wakiilka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michel Carvone. Kulanka ayaa…
WARARKII MAANTA
-
-
Qaar ka mid ah Deegaanada Jubbaland ayaa waxaa xilligan ka jira Abaaro xoogan, kuwaas oo saameeyay Dadka iyo Duunyada ku dhaqan Deegaanada Jubbaland. Waxgaradka iyo Odayaasha Deegaanada ayaa waxa ay…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO+WARESI’AGAASIMAHA RADIO AFGOOYE MAXAMED MUUSE OO KAHADLEY XARAGA LOO GESTEY IDAACADA IYO QAAR KAMID AH WARIYAASHA KAHOWLGALA IDAACADA AFGOOYE
by ATEERA October 3, 2016AFGOOYE(WRB)Kadib Markii Maanta Gelinkii Hore Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Howda Ay Kasareen Radio Afgooye Xabsigana Ay Utaxabeen Maamulka iyo Shaqaalaha Idaacada Afgooye Oo Ka…
-
WARARKII MAANTA
Shabaab oo soo bandhigay Gaadiid iyo Hub ay ka furteen Ciidanka Kenya
by ATEERA October 3, 2016J/Hoose-WRB- Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla Magaalada Jillib ee Gobolka jubbada Hoose waxa ay ku soo bandhigeen Gaadiid iyo Hub ay leeyihiin Ciidanka kenya, kuwaas oo looga qabsaday Dagaalkii Bishii…
-
codadkaWARARKII MAANTA
DHAGEYSO: NUXURKA KHUDBADA UJEEDA SAFARKA XASAN SHEEKH EE BAYDHABO
by ATEERA October 3, 2016Baydhabo(WRB)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa booqasho shaqo ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya. DHAGEYSO:…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ayaa Maanta Soo Gaarey Magalada Baydhabo
by ATEERA October 5, 2016Baydhabo(WRB)M/weynaha dowlada koonfur galbeed shariif xasan sheikh aadan ayaa xafiiskiisa baydhabo waxaa ku qaabiley wafdi uu hogaaminayay wakiilka Qaramada midoobey ee soomaaliya maykal kitin oo xubnaha la socdey ay ka…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:Dood Wadaag Laaga Hadlaayey Isdhaxgalka Bulshada
by ATEERA October 5, 2016Baydhabo(WRB)Dood Wadaag Looga Hadlaayey Isdhaxgalka Bulshada Oo maanta Kadhacey Magalada Baydhabo Ayaa Waxaa Iska Kaasjadey Maamulka KGS Urarka SPLO Warsanradio Dhageyso:Dood Wadaag Laaga Hadlaayey Isdhaxgalka Bulshada was last modified: October…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi+Sawiro:M/weynaha dowlada fadareelka soomaaliya xasan sheikh maxamuud Oo Kahadley Waxyaabahii Uqarsoomey Afartii Sano Ee Lasoo Dhaafey
by ATEERA October 5, 2016Baydhabo(WRB)M/weynaha dowlada fadareelka soomaaliya xasan sheikh maxamuud oo maalmahan booqasho ku joogey xarunta koonfur galbeed ee baydhabo ayaa waxaa uu kulamo gaar gaar ah la qaatey bulshada qeybaheeda kala duwan.…
-
Wararka ka imaanaya saaka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in dadka kunool Gaalkacyo ay ka cabsi qabaan in dagaal uu mar kale dib uga Qarxo magaalada Gaalkacyo…
-
Ciidanka Dowladda oo garab ka helaya Ciidanka Howlgalka u jooga Soomaaliya ee AMISOM ayaa xalay waxa ay Howlgal gaar ah ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Degmada Waaberi. Howlgalka ayaa ahaa…
