Taliska Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa shaaca ka qaaday in si khaldan ay u dhacday duqayntii subaxnimadii Arbacada ka dhacday duleedka Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Abaan Duulaha Ciidanka Xoogga, General…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo fariin u diray Odayaasha Dhaqanka
by ATEERA September 30, 2016Cadaado-(WRB)- Guddiga Doorashooyinka Maamulka Galmudug oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Cadaado ee xarunta KMG Maamulka Galmudug ayaa fariin u diray Odayaasha Dhaqanka iyo Ergooyinka soo xulaya Xildhibaanada ka imaanaya Deegaanada…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Ciidamada Koonfur Galbeed oo gacanta ku dhigay Hub
by ATEERA October 2, 2016Diinsoor(WRB)Gudoomiyaha Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Xili Uu Lahadlaayey Idaacada Risaala Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Gacanta Ay Ku Soo Dhigeen Hub Ay Lahayeen Ciidamo Katirsan Urarka…
-
Cadaado(WRB)Wasiirka Wasaarada Gaanshaandhiga dowladda Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo shalay tagey magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa ka hadlay ammaanka magaalada Cadaado. Wasiirka Gaanshaandhiga Soomaaliya ayaa…
-
WARARKII MAANTA
Ururada Xuquuqda Aadanaha oo eedeeyn kulul u jeediyay Dowladda Kenya
by ATEERA October 2, 2016Kenya(WRB)Ururada Xuquuqda Aadanaha ee dalka Kenya ayaa su’aalo ka keenay toogasho ay boolisku ku dileen saddex gabdhood bishii September, saldhig boolis oo ku yaala magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Ururada…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Maamulka gobolka Banaadir oo amray in la Furo wadooyinka xiran
by ATEERA October 2, 2016Muqdisho(WRB)Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo la hadlay warbaahinta ayaa amray in la furo wadooyinka xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Galmudug soo bandhigtay Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta
by ATEERA October 2, 2016Guddiga doorashooyinka Dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha looga baahan yahay dadka doonaya in ay u tartamayaan Aqalka Sare ee dalka. Guddiga Doorashooyinka Dadban ee maamulka Galmudug…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Culimo maamulka Puntland oo ka hadlay doorashooyinka
by ATEERA October 2, 2016Culimada maamulka Puntland ayaa ka hadlay howlaha doorashooyinka ee ka socda dalka gaar ahaan deegaanada maamulka Puntland. Culimada maamulka Puntland ayaa ugu baaqay madaxda maamulka Puntland in ay ka shaqeeyaan…
-
WARARKII MAANTA
WAR DEG DEG:Qaraxyo Lagu Weerarey Xarun Ay Ku Sugnayeen Ciidamada KG
by ATEERA October 2, 2016Buur(WRB)Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Axmed Maxamed Qeer Ayaa Waxaa Uu Fafaahin Kabixiyey Qaraxyo Miino Ah Oo 11 maanta Ka Qarxadeen Meel Kabaxsan Degmada Buur Hakaba Waxaana…
-
Buur(WRB)Maamulka degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaaliya ay wadaan howgallo kala duwan oo ay kula dagaalamayaan dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku sugan deegaanada hoos yimaada degmada…
