Cadaado(WRB)Maamulka Galmudug ayaa soo saaray amaro cusub oo lagu xaqiijinaayo amniga caasimada kumeel gaark ah ee Galmudug ee Cadaado. Maamulka Galmudug ayaa sheegay in siweyn loo adkeyn doono amniga magaalada…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Madaxweynaha oo ka hadlay maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe
by ATEERA September 27, 2016Muqdisho(WRB)Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda aysan dadejin dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe. Madaxweynaha ayaa sheegay in qorshaha dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe uu so…
-
Kalka Hoose Kadhageyso Warka Subax 27-09-2016
-
Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio Magalada Baydhabo warka-caawa-27-09-2016
-
WARARKII MAANTA
(Dhageyso+Sawiro)Maamulka Degmada Baardheere oo Dhagax dhigey Afar Mashruuc oo lagu horomarinayo Deegaanka
by ATEERA September 28, 2016Baardheere(WRB)Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigey ilaa Afar mashruuc oo la bilaabay in laga hergeliyo degmadan,waxaana xafladii lagu soo bandhigayey Mashaariicdaan ka soo qeyb…
-
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo xubno kale oo ka socday Maamulka Puntland ayaa maanta la kulmay Hogaamiyeyaasha qeybaha bulshada ee ku dhaqan…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO”Xaalad Nolal Xumo Ah Oo Ku Soo Wajahan Degaanada KGS
by ATEERA September 28, 2016Baydhabo(WRB)Markii dhowaan Qaramada midoobey ay soo sartey warbixin kaga hadleysay in dadka ku dhaqan dalka soomaaliya ay macluul halis u yihiin islamarkaana nafaqa daro baahsan ay jirto ayaa goobaha xaaladaas…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Madaxweynaha Galmudug “Puntland Heshiiskii Gaalkacyo ayay ka baxday”
by ATEERA September 29, 2016Cadaado(WRB)Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shalay gelinkii dambe si deg deg ah ugu laabtay Magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Duqeyntii ka dhacday Duleedka Magaalada…
-
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in uu jira walaac laga qabo in hanaanka Doorashada Soomaaliya ay siyaasiyiinta ku hayaan fara gelin. Micheal Keating…
-
Waaciye(WRB)Shacabka ku nool Deegaanka Waaciye oo ka tirsan Deegaanada Puntland ayaa waxa ay qeylo dhaan ka muujiyeen dhibaatooyinka xilligan ka taagan Deegaankaasi. Dad qaar ayaa waxa ay sheegayaan in biyaha…
