Afgooye(WRB)Dhame Amiin Maxamed Cusmaan taliyaha Saldhiga Booliska afgooye Ee Gobolka Shabeelaha hoose oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay ciidamada dowlada Soomaaliya ee ka howlgala dagmada ay u diyaar garoobeen…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
WASAARADA WAXBARASHADA KGS IYO HAY’ADA ADRA OO ISKUUL CASRI AH DHAGAX DHIGAY
by ATEERA September 24, 2016Baydhabo(WR)Wasaarada Waxbarashada iyo Barbaarinta Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Hay’ada ADRA ayaa Maanta si wada jir ah u dhagax dhigey iskuul Casri ah oo aan weligiis laga hergalin Degaanada…
-
Kenya(WRB)Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay bilaabayso howgal cusub oo ay kula dagaalamayso Al-Shabaab ka dib markii ay kordheen weerarada ay ku qaadayaan gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Taliyaha…
-
WARARKII MAANTA
DANJIRE KEATING OO MARKII UGU HORREYSAY XOG KA BIXIYEY KHEYRAADKA KU JIRA SOMALIA
by ATEERA September 24, 2016Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Michael Keating, ayaa kahadlay kheyraadka ku jira dalka Somalia iyo sida ay dadka Soomaaliyeed uga qaxayaan dalkooda. Michael Keating, waxa uu…
-
Gabon(WRB)Shacabka ku nool caasimadda Libreville ee dalka Gabon, ayaa bilaabay in ay keydsadaan cunno iyo waxyaabaha kale ee daruuriga ah, xilli la filayo in maxkamadda dastuuriga ee dalkaasi ay go’aan…
-
ARIMAHA BULSHADABANDHIGA AQOONTAFaalooyinkamaqal iyo muqaalWARARKII MAANTA
DHAGEYSO+DAAWA SAWIRO:Ardey maanta Ka Qalan jabisey Jaamacada Koonfurta Soomaaliya
by ATEERA September 24, 2016Baydhabo(WRB)Wasiiro ka tirsan xukuumada soomaaliya,siyaasiyiin xorey xilal kala duwan uga soo qabtey xukuumadihii KMG ahaa ee dalka soo marey,Agaasimayaal,Madaxda waxbarashada,waalidiin iyo ardey ayaa kasoo qeyb galey munaasabad loo qabtey 93…
-
WARARKII MAANTA
Ciidamada Koonfur Galbeed oo weerar qorsheysan ku qaaday deegaanka Iidaale oo Shabaab ku sugan yihiin
by ATEERA September 25, 2016Idaale(WRB)Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidanka Xooga dalka Somaliya oo iska kaashanaya ayaa weerar qorsheysan waxa ay ku qaadeen Deegaanka Iidaale oo Ururka Al Shabaab ay ku leeyihiin Saldhigyo ciidan,…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Al-Shabaab oo Marka ku dilay Gudoomiye ku xigeen
by ATEERA September 25, 2016Marka(WRB)Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ay xalay ururka Al-Shabaab ay degmadaasi ay ku dileen Ma’suul ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed. Al-Shabaab ayaa…
-
WARARKII MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay todobo ruux oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay Baledweyne
by ATEERA September 25, 2016Beledweyne(WRB)Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Baledweyne Cali Dhuux Cabdi oo la hadlay idaacadda Risaala ayaa sheegay in dad badan loo soo qabtay bombo gacmeed xalay lagu weeraray ciidanka dowladda Soomaaliya ee…
-
Muqdisho(WRB)Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumadd Soomaaliya aysan ku qanacsanayn xukunka dilka ah ee dowladda India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed…
