Muqdisho(WRB)Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed waxa uu uu si kulul u canbaareynayaa isla markaana uu wax laga xumaado uu ku tilmaamayaa warqad wargalin ah oo ka soo baxday xafiiska Maareeyaha Guud…
WARARKII MAANTA
-
-
Muqdisho(WRB)Kadib markii xalay Bambo gacmeed lagu weeraray Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo fariisin ku lahaa Degmada Hodan gaar ahaan xaafada Siigaale ayaa Ciidanka Dowladda waxa ay sameeyeen Howlgal…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Amarada gaar gaarka ee Madaxda Dowladda oo laga hadlay
by ATEERA September 23, 2016Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo la hadlay Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay amarada gaar gaarka ah ee xilligan ka soo baxaya Madaxda Dolwadda in aysan aheyn kuwo shaqeynaya.…
-
WARARKII MAANTA
QM oo Soomaalida ku boorisay in ay maalgashi ku sameystaan Dalkooda
by ATEERA September 23, 2016Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, Michael Keating, ayaa Soomaalida ku nool Magaalada Ottawa, oo ah Caasimadda Labaad ee Dalka Kanada ku boorriyay iney maal gashi ku…
-
Dowladda Kenya ayaa qabatay Rag Dhalinyaro ah kuwaas oo lala xiriirinayo in ay ku lug leeyihiin weerarkii habeen ka hor Dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab, ay weerar Khasaare geystay…
-
WARARKII MAANTA
Madaxweynaha Maraykanka oo ka goys adeegaya in Sacuudiga la Maxkamadeeyo
by ATEERA September 23, 2016Washinton(WRB)–Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta codka diidmada qayaxan ee Veto-ga u isticmaalaya haddii sharci ahaan loo ogolaado dadkii ka badbaaday iyo kuwii ku dhintay Eheladoodii weerarkii 11-kii September inay…
-
WARARKII MAANTA
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la kulmay Madaxa Ciidanka Asluubta iyo Xeer ilaaliyaha Jarmalka
by ATEERA September 23, 2016Frankfurt(WRB)–Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo Booqasho shaqo ku jooga Dalka Jarmalka ayaa waxa uu kulamo la qaatay Xeer ilaaliyaha Dalka Jarmalka, iyagoo ka wada hadlay sidii…
-
Muqisho(WRB)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in Shacabka oo la kiciyo islamarkaana loo sheego wax aan jirin laga dhaxli karo Dhibaato sii dheeraata,wuxuuna tilmaamay in wadajir…
-
Ciidanka Suuriya ayaa shaaciyay in uu duulaan weyn ku qaadayo deegaannada ay mucaaradka ka haystaan magaalada Xaleb. Waxa uu ugu baaqay dadka rayidka ah in ay ka fogaadaan deegaannada ay…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Wasaarada Arrimaha Gudaha oo war ka soo saartay Shirka ka socda Jowhar
by ATEERA September 23, 2016Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay Qasab in ay tahay Hal Maamul in loo sameeyo Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed…
