Guddoomiyaha Guddiga doorashada dadban ee Soomaaliya Cumar Dhageey ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan guddiga amniga doorashada Soomaaliya. Sidoo kale gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Maamulka Hiiraan oo dhaliilay Shirka ka socda Jowhar
by ATEERA September 20, 2016Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa sheegay in dadka kunool gobolka Hiiraan uusan quseyn shirka maamulka u sameynta Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha…
-
WARARKII MAANTA
Ergo ka baxday shirka Magaalada Jowhar, waxayna ku laabanayan Baledweyne
by ATEERA September 21, 2016Wararka ka imanaya Magaalada Jowhar, ayaa sheegaya qaar ka mid ah ergada in ay isaga baxday shirka, sababo ku aadan iyagoo cabasho ka keenay qaabka beelaha loogu qaybiyay Xildhibaanada Baarlamaanka…
-
WARARKII MAANTA
Ugaas Xasan: Reer Hiiraanow nabadgelyada halaga shaqeeyo, shaqo badanaa idinku soo furan
by ATEERA September 21, 2016Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, ayaa si adag dadka reer Hiiraan ugula dardaarmay inay ka shaqeeyan nabadgelyada, haddii ay dhisanayan Maamul Goboleed uu leeyahay Gobolka Hiiraan. Ugaas Xasan Ugaas…
-
WARARKII MAANTA
RW, SOMALIA OO KA HADLAY ARRINTA BADDA ISAGOO MUUJIYAY IS-DIFAACID
by ATEERA September 21, 2016MRa’iisul wasaaraha waqtigiisa dhamaaday ee Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ku sugan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa markii u horeysay soo hadal qaaday eedeymaha loo jeedinaayo ee ku…
-
WARARKII MAANTA
Dowladda UK oo Soomaaliya ka taageeraysa dagaalka Al-Shabaab
by ATEERA September 21, 2016Ra’iisulwasaaraha Ingiriiska Theresa May oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedisay shirkii 71aad ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa ka hadashay arimo badan oo khuseeya arimaha Soomaaliya. Theresa May…
-
WARARKII MAANTA
Amnesty International oo dhaliishay booliska Nayjeeriya
by ATEERA September 21, 2016Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in Ciidamada booliska gaarka ah ee ka hortaga falalka Burcadda ee dalka Nayjeeriya si aad ah looga baqo, taasoo sabab u ah…
-
CIYAARAHAWARARKII MAANTA
Chelsea Oo Guul Soo Laabasho Ah Ka Soo Gaadhay Toban Ciyaartoy Oo Leicester City Ah, Fabregas Oo Laba Gool Isku Xusuusiyay Antonio Conte, Xili Blues Ay Ku Biirtay Kooxaha U Soo Baxay Wareega Afraad Ee Leaque Cupka
by ATEERA September 21, 2016Chelsea ayaa guul soo laabasho cajiib ah ka gaadhay kooxda Leiciester City oo laba gool uga hormartay qaybtii hore ee kulankan, waxayna Chelsea si ay guushan u gaadho ubaahatay in…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:Kusimaha Madaxweynaha KG Maxamed Xasan Fiqi Ayaa Waxaa Uu Kahadley Dagaalada Ay Kasocdaal Degaanadaan KG Oo Ay Kula Jiraan Urarka Al Shabaab
by ATEERA September 22, 2016Baydhabo(WRB)Kusimaha Madaxweynaha Ahna Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Xasan Fiqi Ayaa Waxaa Uu Kahadley Dagaalada Ay Kasocdaal Gobolada Maamulka Koonfur Galbeed Kaasi Oo U Dhaxeeya…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Gudoomiyaha Hiiraan oo fariin u diray Guddiga Doorashooyinka ee Gobolkaasi
by ATEERA September 22, 2016Beledweyne(WRB)Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa waxa uu amray in Magaalada Beledweyne ay tagaan mudo uu u qabtay Guddiga Doorashooyinka Heer Gobol ee ka socda Gobolka Hiiraan. Yuusuf…
