Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Guddiga doorashada Somaliland oo sheegay in doorashada qaban karin.
by Warsan Radio September 24, 2022Baydhowy-{WMN}-Guddiga doorashada maamulka Somaliland ayaa goordhaw qoraal ay soo saareen ku shaaciyay in xilligii loo qorsheeyay doorashada madaxweynaha Somaliland iyo kuxigeenkiisa aysan ku qabsoomi karin . Qoraalka ay soo saareen…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
QM ayaa wadamada horumaray ugu baaqday inay bixiyaan lacag ugu yabooheen wax ka qabashada cimilada sii xumaneysa
by Warsan Radio October 4, 2022Baydhabo-{WMN}-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii ka codsaday dalalka horumaray inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa inay bixiyaan $100 bilyan oo dollar, si ay u taageeraan hawlaha la…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Militeriga Somalia oo Abaabulka dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilaawday Muqdisho & Shabellaha Dhexe
by ATEERA October 4, 2022Baydhabo-{WMN}-Magaalada Muqdisho waxa ka ambabaxay Ciidamo aad u farabadan oo kamid ah Millateriga Soomaaliya, kuwaas oo gaaray degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe Ciidamadanan maalmihii la soo dhaafay qabaan qabadoda ay…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dowlada Iiraan oo Mareykanka iyo Israel ku eedeysay Dibad baxyada ka dhacay dalkasi
by Warsan Radio October 4, 2022Baydhabo-{WMN}- Hogaamiyaha Iran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa ku eedeeyay Mareykanka iyo Israa’iil in ay hurinayaa dibadbaxyada dalkaasi ka dhacayay in ka badan laba toddobaad Khamenei ayaa mudaaharaadyada dawladda looga soo…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Xildhibaan Sharmaake” Taliyaasha Ciidamada Baladweyne waa in ay Xilka iska Casilaan”
by Warsan Radio October 4, 2022Baydhabo-{WMN}- Xildhibaan Sharmaarke Xasan Ganeey oo kamid ah Barlamaanka Hirshabeelle ayaa Taliyaasha Ciidamada Amaanka Magaalada Baladweyne ugu baaqay hadii aysan ka hor tagi Karin qaraxyada in ay iska Casilaan xilka…
-
BANDHIGA AQOONTAWARARKA DIBADDAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyink Caaalamka ee idaacada warsan
by Warsan Radio October 4, 2022Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo C/raxman Ahmed Mohamed (Oday) Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyink Caaalamka ee idaacada warsan was last modified: October 4th, 2022 by Warsan Radio
-
WARARKII MAANTA
Madaxweynihii hore mareykanka Trump oo dalbaday magdhaw dhan 475 Milyan kaddib dacwad uu ka gudbiyay CNN
by ATEERA October 5, 2022Baydhabo-{WMN}- Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa dacwad ka gudbiyay telefishinka caanka ah ee CNN, waxa uuna Trump dalbaday in la siiyo lacag aad u tiro badan oo magdhaw…
-
WARARKII MAANTA
Ergeyga Gaarka ah ee madaxweynha u qaabilsan abaarah oo la kulmay Masuuliyiin kala duwan
by ATEERA October 5, 2022Baydhabo-{WMN}- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Gurmadka Abaaraha .Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa magaalada London kulan ballaaran kula yeeshay hay’adaha garagaarka caalamiga ah ee xaruntoodu tahay Ingiriiska Shirka oo ay…
-
WARARKII MAANTA
Khasaaro ka Dhashay qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taalla gobolka Donegal ee dalka Ireland
by ATEERA October 9, 2022Baydhabo-{WMN}- Toban qof oo ay ku jiraan labo dhallinyaro ah iyo gabar ka yar ayaa ku dhintay qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taalla gobolka Donegal ee dalka…
