Baydhabo-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar si uu ugu kuurgalo howlaha ka socda iyo adeegyada muhiimka ah ee…
WARARKII MAANTA
-
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso;- barnaamijka athiiny kydeyooy qeybtiisa 15 aad
by ATEERA October 10, 2022Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 15aad waxaa looga hadlayaSida loo jaangooyo qiimaha ay tahay inaad badeecadahaaga ku iibiso .barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye;…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Weerar dhinaca internetka ah oo lagu qaaday Mid ka mid ah Garoonka diyaadaha ee Dalka Maraykanka
by Warsan Radio October 11, 2022Baydhabo-{WMN}- Weerar dhinaca internetka ah ayaa lagu qaaday qaar kamid ah websetyada garoomada diyaaradaha waa weyn ee dalka Mareykanka, waxa uuna weerarkan sababay in websetyada qaar hawada laga saaro, halka kuwa…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Sawiro;-Wasiiro iyo Xildhibaano ku wajahan degmada Buulo Burde.
by ATEERA October 11, 2022Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xildhibaan Abdirisak Cumar iyo Gudoomiye ku xigeynka 1-aad ee Aqalka hoose Marwa sacdiya Yasiin iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale oo kusii Jeeda Jiida Hore ee Dagaalka…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dowladda Giriigga oo baareysa Muwaadin Soomaaliyed oo ku geeriyooday Xeebaha Dalka Giriigga
by Warsan Radio October 11, 2022Baydhabo-{WMN}- Dowladda Giriigga ayaa sheegtay in ay baareyso hidde-sidaha ehelka qaar kamid ah Tahriibayaal ku geeriyooday Xeebaha Dalkaas, dadka baarista maraya oo Soomaali ah ayaa ehel la ah 7 kamid ah…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Darnaamijka Dhacdooyinka Caalamka
by Warsan Radio October 11, 2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday) iyo Wariye Qasim Maxamed Axmed
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Sawiro;-Wasiiro iyo Xildhibaano Gaaray Degmada Buulo Burde.
by Warsan Radio October 11, 2022Baydhabo-{WMN}- Wafdigan oo is kugu jiray Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Xildhibaan Abdirisak Cumar Maxamed, Wasiirka Wasaarada Haweenka Soomaaliya Khadiijo maxamed Diiriye iyo Gudoomiye ku xigeynka 1-aad ee Aqalka hoose Marwa sacdiya…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada warsan
by Warsan Radio October 11, 2022Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Wariye Yuusuf Sheikh Aden ( Qalinle) Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada warsan was last modified: October 11th, 2022 by…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dowlada Mareykanka oo ka carooday tallaabo uu qaaday Dowlada Sacuudiga
by Warsan Radio October 12, 2022Baydhabo-{WMN}-Joe Biden, ayaa dib u qiimeyn ku sameyn doona xiriirka uu dalkiisa la leeyahay Sacuudi Carabiya, kadib markii uu ururka OPEC+ shaaciyay todobaadkii hore inuu dhimayo soo saaridda shidaalka John…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Cabsi laga qawo Cudurka Ebola oo ku sii faafaya Dalka Ugandh
by Warsan Radio October 12, 2022Baydhabo-{WMN}-Sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka Uganda qof qaba cudurka Ebola ayaa ku dhintay isbitaal ku yaalla caasimadda Kampala Wasaarada ayaa intaas ku dartay in Bukaanka uu horey ula macaamilay qof…
