Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Shiinaha oo ay kaga qayb galayaan Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC).…
WARARKII MAANTA
-
-
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Caruur la sheegay in ay ku sumoomeen daawo direed ay cunneen. Saddex caruur ah ayaa geeriyootay ka dib markii ay cuneen daawo direed sidda…
-
Wararka naga soo gaaraya degaanka lagu magacaabo Mooyaale ee u dhaxeeya Sohdinta Itoobiya,Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ciidamada dowladda Itoobiya ay ku dileen dad shacab ah.…
-
WARARKII MAANTA
Maamulka Degmada Xudur Oo Kahadley Sidii Dib Loogu Soo Celinlahaa Feydhoorka Degmadaasi
by ATEERA 11/03/2018Tabarkaan oo ku saabsanaa Nadaafada iyo Feydhowka degaanka ayaa waxa ka qeybgaley Xubno ka socda Maamulka degaanka ee Degmada Xudur Gudiga Biyaha ee degmada Xuddur Dhalinyaro Haween Odayaal iyo Waxagarad…
-
Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka ay ku guuleysatay in ururka Shabaab ay ka saarto Gobolka Shabeellaha Dhexe. Wasiirada…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Barakacayaal ku nool Baydhabo oo dalbaday in la caawiyo.
by ATEERA 01/02/2018Baydhabo(WMN)– Shacabka Muslimiinta ah ee Aduunka ha u badnaadaan Soomaalidu waxay yihiin kuwa iska aruuriya lacago si ay u caawiyaan walaalahooda Danyarta ah ee ku nool dalka soomaaliya gaar ahaan Barakacyaasha…
-
CIYAARAHAWararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
EPL: Ederson oo guul daro ka badbaadiyay Man City xili De Bruyne bareelo looga qaaday garoonka +SAWIRRO
by Admin 31/12/2017London) 31 Dis 2017 Goolhaye Ederson ayaa guul daro ka badbaadiyay kooxdiisa Manchester City, kadib markii uu badbaadiyay gool ku laad loo dhigay Crystal Palace waqtigii dhimashada. Ciyaartoyda City ayaa…
-
TAFSIIRKA SH XASAN GAABWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso:-WAA ASHERKEENA 1HORDHAC Ah TAFSIIRKA QURAANKA SHEIKH XASAN GAAB
by Warsan Radio 30/10/2017WAXAAN BILAABAYNAA ASHERO TAHANA AH OO TAFSIIRKA QURAANKA AH ASHERKEENA 1HORDHAC Ah TAFSIIRKA QURAANKA SHEIKH XASAN GAAB HOOS KA DHAGEYSO CODKA Dhageyso:-WAA ASHERKEENA 1HORDHAC Ah TAFSIIRKA QURAANKA SHEIKH XASAN GAAB…
-
maqal iyo muqaalWARARKA MAANTAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Daawo Video Yaa kadembeeyey Qarax Qasaare xoogan geeystay Ka Dhacay isgooyska Zoobe
by Warsan Radio 14/10/2017Qaraxan oo ahaa mid siweyn looga wada maqlay qeybaha ay ka kooban tahay caasimada ayaa lagu waramayaa in uu ka dhashay khasaare balaaran oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Warar…
-
kulanka warsanWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
by Warsan Radio 06/02/2017Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye JACEYLOW DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA…
