Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda dowlad gobaleedka konfu galbeed Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Madaale oo ku dhaw degmada…
WARARKII MAANTA
-
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wararkii Habeenimo idacada RADIO WARSAN..
by Warsan Radio September 7, 2015Wararkii Habeenimo idacada RADIO WARSAN aad kula socateen magaalada baydhabo janaay ee gobalka baay warkana waxaa idin akhriinaayey shukri osmaacil ahmed, Dhageyso:-Wararkii Habeenimo idacada RADIO WARSAN.. was last modified: September…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Haweenka KGS Ayaa Maanta Ku Shiray Magalada Baydhabo Codsigooda waa maxay,,,
by Warsan Radio September 7, 2015Haween ka konfur galbeed soomaaliya Waxay ka hadleen xulashada xilabaanada lasameeynaayo dhinaca barlamaanka Konfur Galbeed Soomaaliya maanta ayay sameeyeen Barnaamij ay kaga hadlaayaan dhibaatadaas maanta ku qabten xaflad Ween oo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-waraysi aanu la yeelatay Wasiir ku xigeenka Wasarada Dhalanyarada iyo Ciyaaraha koonfer galbed somaliya mudune Cabdulqaadir Ataaka,,
by Warsan Radio September 8, 2015Baydhabo(WSR)-waraysi aanu la yeelatay Wasiir ku xigeenka Wasarada Dhalanyarada iyo Ciyaaraha koonfer galbed somaliya mudune Cabdulqaadir Ataaka oo ka warbixiyey kulankii ka dhacay stadium dr ayuub magaalada baydhabo ee gobolka baay hadaba halkan…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Gadomiyaha Bardaale Weedaw Cali Aanu Ka Waraysanay Amniga Deegaankaasi..
by Warsan Radio September 8, 2015Gadomiyaha Bardaale Weedaw Cali Aanu Ka Waraysanay Amniga Deegaankaasi iyo nin lagudilay degaanka Gelgel iyo ku saabsan amniga deegaanadaasi iyo wazirka amniga maamulka KMG ah konfur galbeed soomaaliya .. HOOS…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wararkii Habeenimo idacada RADIO WARSAN..
by Warsan Radio September 8, 2015Wararkii Habeenimo idacada RADIO WARSAN aad kula socateen magaalada baydhabo janaay ee gobalka baay warkana waxaa idin akhriinaayey BISHAAR BASHKA , HOOS KA DHEYSO CODKA WARKA Dhageyso:-Wararkii Habeenimo idacada RADIO…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Daawo:- Sawirada Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Xaamud oo Baydhaba Gaaray ..
by Warsan Radio September 8, 2015Baydhaba–(WSR)–Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya GEN: Maxamed Seekh Xasan Xaamud iyo Taliyaha Booliska Amison ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee Xaruuntaa gobalka baay,waxaana Wafdiga Taliyaha garoonka diyaaradaha international Shaadti Gaduud ee…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:-Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Baydhabo uga hadlay Sababta Ioo soo kordhinayc Tirada Ciidamada
by Warsan Radio September 8, 2015Tallyaha Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Booqday Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay oo dhawaan uu tababar Ciidan uga furmay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya, Nasiiro ka tirsan maamulka…
-
WARARKII MAANTA
DHageyso:- Wasiirka Xubkadhigista Maleeshiyaadka Mamulak KGS Xasn eley..
by Warsan Radio September 9, 2015BAYDHABO—(WSR)–Munasaba shelay ka dhacada magaalada baydhabo oo lagu soo dhawaynaayey Tallyaha Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ka hadlay Waziirka huhkadhigista iyo dhaqancelinta maleeshiyaadka mamulaka KMG ah konfur galbeed soomaaliya …
-
WARARKII MAANTA
DHageyso:- Waziirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Huuse Mamulaka KMG KGS cabdiraxmaan saate
by Warsan Radio September 9, 2015BAYDHABO—(WSR)–Munasaba shelay ka dhacada magaalada baydhabo oo lagu soo dhawaynaayey Tallyaha Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ka hadlay waziirka arimaha gudaha iyo dowladaha huuse mamulaka KMG ah konfur galbeed…
