Dhageyso:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland iyo ku xigeenkiisa oo isku dhex feeray kalfadhiga Baarlamaanka..
Guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo ku xigeenkiisa 1-aad Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta isku fara saaray mid kamid ah kalfadhiyada Baarlamaanka Somalialnd. Fadhiga maanta ee wakiillada…
