Culuma-udiinka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ay ogaadeen in ay kusoo wajahan yihiin magaaladaasi 50,000 oo qof oo ah qaxooti Soomaaliyeed oo dib uga soo noqonaya dalka…
WARARKII MAANTA
-
-
Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in uu isaga baxay Shirka Maamulka loogu sameynayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud ee ka soconaya Magaalada Cadaado. Afhayeenka Maamulkaasi Careys Maxamed Xaaji oo la…
-
WARARKII MAANTA
Mareykanka oo mamnuucay duulimaadka diyaaradihiisa ee Soomaaliya
by Warsan Radio May 16, 2015Dawladda Maraykanka ayaa ka mamnuucday dhammaan shirkadaheeda duulimaadka inay isticmaalaan Garoomada diyaaradaha Soomaaliya, kadib markii loo arkay inay halis uga imaan karto weeraro ka yimaada kooxda Al shabaab. Wasaradda arrimaha…
-
WARARKII MAANTA
Ciidanka Dowlada Soomaaliya Ee Gobolka Bakool Oo Waajid Hoolgal Ka Sameeyey
by Warsan Radio May 17, 2015Ciidanka Dowlada Soomaaliya Ee Degmada Waajid Ayaa Howlo Baaritaano Kada Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Ciddanka Ayaa Baaritaano Kawada Xaafadaha Magaalada waajid ee gobolka bakool waxaana ujeedka Hoolgalka lagu sheegey…
-
WARARKII MAANTA
Mid ka mid ah raggii Weeraray Madaxtooyada Baydhabo oo lagu fuliyay xukun dil ah
by Warsan Radio May 19, 2015Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay, mid ka mid ah Ciidamada Shabaab, xukunkaasi oo maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Ninka xukunka lagu…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso=Wareysi =G.Baarlamaanka Jubbaland Oo Mooshinka ka Hadlaya
by Warsan Radio May 19, 2015Wareysi Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubba saxGudoomiyaha baarlamaanka jubbaland ayaa waxaa uu ku hadlay mooshinka baarlamaanka soomaaliya ay ka keenen baarlmaanka jubba Dhageyso=Wareysi =G.Baarlamaanka Jubbaland Oo Mooshinka ka Hadlaya was last modified:…
-
WARARKII MAANTA
Maamulka Puntland oo ka mamnuucay deegaanadiisa Talefashinka Qaranka (SNTV)
by Warsan Radio May 19, 2015Maamulka Puntland ayaa Talefashinka Qaranka ee dowladda Federaalka ka mamnuucay deegaanada uu ka taliyo Maamulkaasi. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose ee Maamulka ayaa…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO+SAWIRO-Dibadbax Laga Taageerayo Moshinka Ka dhanka ah Baarlamaanka Jubbaland
by Warsan Radio May 20, 2015banaanbaxa maanta magalada baydhabo 20-05-2015Iyadoo baarlamaanka dowlada soomaaliya ay mooshin ka keeneen Baarlamaanka maamulka KG ah jubba ayaa waxaa magaalada baydhabo ka dhacay banaanbax lagu taageerayo mooshinkaasi loogana soo horjeedo…
-
WARARKII MAANTA
DEG DEG: Golaha Wasiirada oo isku shaandheen lagu sameeyay
by Warsan Radio May 20, 2015Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isku shaandheyn waxa uu ku sameeyay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada, waxaana xilalka loo kala badalay dhoor wasaaradood . Isku Shaandheynta…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO>Taliye Abdiraxmaan Timacade:Amni Darada Waxaa Keena Qaadka Oo Askarta Ay Ku Mashquulaan:
by Warsan Radio May 22, 2015Taliyaha Ciidanka Gobolka Bakool Ee KG Soomaaliya Ayaa Waxaa UU Sheegey in Amni Darida Ka jirta dalka Ay Sabab U Tahay Qaadka Wadan Soo Gala DHAGEYSO>Taliye Abdiraxmaan Timacade:Amni Darada Waxaa…
