Shariif Hassan Sheekh Aadan Ayaa manta dib ugu soo laabtey magaalada baydhjabo waxaan garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey waziiro ka tirsan maamulkiisa maamulka gobolka iyo kan degmada Waxaan soo dhaweyn…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Wareysi Gudoomiyaha Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay
by Warsan Radio May 22, 2015gudoomiyaha degmada qansaxhdeere ee gobolka baay ayaa waxaa uu ka hadlay caafimaad darida ka jirta degmada iyo waxbarashada HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA GUDOOMIYAHA DEGMADA QANSAXDHEERE AADAN cABDI QOOQANE Dhageyso:Wareysi Gudoomiyaha…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Labo Qof oo lagu dilay Baydhabo iyo Booliska oo baaraya dilkaasi
by Warsan Radio May 23, 2015Taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Bay, Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Booliska ay ku jiraan hadda baaris xoog leh oo ay ku baarayaan Kiiskaan si ay usoo qabtaan kuwa dilka…
-
Boqolaal ka tirsan dhalinyarada ka shqeysa bajaajka ayaa isugu soo baxay wadooyinka qaar ee magaalada baydhabo,kadib markii sida ay sheegeen maamulka iyo saraakisha ciidanka ay ku amreen iney shaqada joojiyaan,islamarlaama…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:Shariif Hassan Oo Maanta Kulan Laqaatey Ururka Suxufiyiinta KG Soomaaliya
by Warsan Radio May 27, 2015Madaxweynaha maamulka KG soomaaliya Shariif Hasan Sheekh Aadan Ayaa Waxaa Uu Maanta Xafiiskiisa ku Qaabilay Ururka Suxufiyiinta KG Soomaaliya Shariif Hasan Ayaa Waxaa Uu Saxaafada Uu Ka Dalbadey In Ay…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:Wareysi Xasaasi Ah Ee Shariif Hasan Sheekh Aadan Uu Siiyey Idaacada Warsan Baydhabo
by Warsan Radio May 29, 2015Mudane Shariif Hasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka KG Somaaliya Oo Maanta Barti Ku HAa Barnaamij Ka Baxayey Idaacad Warsan Ee Magaalada Baydhabo ayaa Waxaa Uu Kaga Hadlaya Arimo Ay Ka…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Cawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio May 30, 2015Waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu xiisaha badnaa ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna wararka deeganada koonfurgalbeed soomaaliya Waxaad ka dhageysaneysaan wararkii ugu xiisaha badnaa ee soomaaliya waxaana diirada ku saareyna…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-waxa garad iyo oqoonyahanada iyo wax garadka rere afgooye shir jaraid kuyeeshay afgooye kagana hadleen xaalada isbitaalka degmadaasi>>
by Warsan Radio May 31, 2015Baydhabo(WKGS) waxa garad iyo oqoonyahanada iyo wax garadka rere afgooye shir jaraid kuyeeshay afgooye kagana hadleen xaalada isbitaalka degmadaasi ka hadlay Dhibaatada ka jirta isbitalaka afgooye ay ku abaarayey hayadaha…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Ugaas Axmed Xaaji Xasan oo Kahadalay Khilaaf Ku Dhax Dhashay Xulintaanka Barlamaanka Maamulak Kgs>>
by Warsan Radio May 31, 2015BAYDHABO (WARSAN RADIO) Ugaas Axmed Xaaji Xasan oo Kahadalay Khilaaf Ku Dhax Dhashay Xulintaanka Barlamaanka Maamulka koonfur galbeed soomaaliya, Ugaas axmed xaaji xasan asigoo hadalkiisa si watay ayuu yiri hakadka …
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:-Qaar Kamid Ah Beelaha Dega Gobolada KGS Ayaa Madaxweynaha Maamulak KGS Ugu Digay In uu Soo Dhiso MKGS>>
by Warsan Radio May 31, 2015Qaar kamid ah beelaha dega gobolada Koonfur Galbeed soomaaliya ayaa madaxweynaha Maamulaka konfur Galbeed soomaaliya ugu digay in uu soo dhiso maamul dadaka wada deeqa oo usan noqon mid lugu…
