Cadaado(WRB)Maamulka Galmudug ayaa soo saaray amaro cusub oo lagu xaqiijinaayo amniga caasimada kumeel gaark ah ee Galmudug ee Cadaado. Maamulka Galmudug ayaa sheegay in siweyn loo adkeyn doono amniga magaalada…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:Maamulka KGS Oo Is Bedel KUsameeyey Howlgaladii Ay Kasocdeen Degmooyinka Kg
by ATEERA 27/09/2016Baydhabo(WRB)Degaano Iyo Degmooyinka Katirsan Goboladaan Baay Iyo Bakool Ayaa Waxaa Ka Socdaal Howlgalo Kadhan Ah Urarka Al Shabaab Kuwaasi Oo Ay Wadaan Ciidamada Xooga Dalka Somaaliya Iyo Ciidamada Dowlad Goboleed…
-
Muqdisho(WRB)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India dib dalka loogu soo celiyo.…
-
Muqdisho(WRB)Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saaka xiray inta badan wadooyinka soo gala Suuq weyn ee bakaaraha ee magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Gawaarida…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
DHAGEYSO:WAX GARADKA KGS OO CANBAAREEYEY XUKUNKII INDIA EE DHALINTA SOMALIYEED KU RIDAY
by ATEERA 26/09/2016Baydhabo(WRB)malaaq deerow yacquub oo lahadlaayey radio warsan ayaa waxaa uu kahadlay xukun lasheegay in dowlada india ay ku riday dhalinyaro somaliyeed oo ay ku eedeysay iney burcad badeed yihiin asagoona…
-
Halka Hoose Kadhageyso Warka Habeen Ee Idaacada Warsanradio 26-09-2016
-
Safiirka Maraykanka u qaabilsan Qaramada Midoobay, Samantha Power, ayaa ku eedeysay Ruushka in uu been ka sheegayo howlgalada uu ka wado Suuriya. Waxa ay sheegtay in Ruushka aanu argagixiso kula…
-
WARARKII MAANTA
DAAWO SAWIRO: QABUURIHII QADIIMKA AHAA EE KEEROW FOGGE EE BAYDHABO LA GUBEY
by ATEERA 26/09/2016Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa Shaley ka dhacdey fal argagax iyo murugo ku beerey laabta shacabka magaalada, ka dib markii la gubey qiibo ka mid ah Qabuuraha…
-
WARARKII MAANTA
DAAWO SAWIRO: QABUURIHII QADIIMKA AHAA EE KEEROW FOGGE EE BAYDHABO LA GUBEY
by ATEERA 26/09/2016Baydhabo(INO)- Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maanta ka dhacdey fal argagax iyo murugo ku beerey laabta shacabka magaalada, ka dib markii la gubey qiibo ka mid ah Qabuuraha…
-
WARARKII MAANTA
General Indhacade oo loo magacaabay madaxa ilaalada Shariif Sheekh Axmed
by ATEERA 26/09/2016Muqdisho(WRB)General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacade), ayaa waxaa uu noqonayaa madaxa ilaalada Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya. Shariif Sheekh Axmed, ayaa waxaa maanta lagu wadaa in si rasmi ah…
