Dhageyso:-Dood ku Saabsan Waxaa isa soo taraya baaqyada ku aadan in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay sii deyso Wariyaasha Universal (KGS)
Waxaa isa soo taraya baaqyada ku aadan in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay sii deyso Wariyaasha Universal ee u xiran,kuwaasi oo mudo ku dhow shan cisho xabsi ku jira. wariyaasha koonfur…
