Guddoomiyaha Guddiga doorashada dadban ee Soomaaliya Cumar Dhageey ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay la shaqeeyaan guddiga amniga doorashada Soomaaliya. Sidoo kale gudoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan yahay…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Xilliga la dooranayo Madaxweynaha Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo la shaaciyay
by ATEERA 20/09/2016Iyadoo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe uu ka socdo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ku dhawaaqday xilliga la dooranaya madaxweynaha…
-
WARARKII MAANTA
KENYA OO DIB U SOO FAAGEYSA KAALINTA UU CCC SHARMARKE KU LAHAA IIBKA BADDA SOMALIA
by ATEERA 20/09/2016Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Somalia ay ka dalbaneyso inay dib uga laabato go’aanadeeda ku aadan Dacwadda ka socota Maxkamadda Garsoorka Caalamiga “ICJ”. Githu Muigai oo ah…
-
Dayaaradaha dagaalka ee Suuriya ayaa billaabay inay duqeeyaan magaalada Xalab, in yar ka dib markii milaterigu uu ku dhawaaqay in xabbad joojintii todobaadka socotay ay dhamaatay. Dad u dooda arrimaha…
-
WARARKII MAANTA
WARARKII UGU DAMBEEYEY DAGAALLO KU SALEYSAN MURANKA DHUL BEEREED OO KA TAAGAN DEGMADA BUURHAKABA EE GOBOLKA BAY
by ATEERA 20/09/2016Wararka ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya inay jiraan dagaallo xooggan oo u dhaxeeya labo beel oo wada dega. Dagaallada ayaa la soo sheegaya inay salka ku…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:Jabriil Ibraahim Cabdulle oo ku dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne
by ATEERA 20/09/2016Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa maanta ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka madaxtinimo ee Soomaaliya 2016-ka. Munaasabada uu kaga dhawaaqayay in uu yahay Musharaxa Madaxtinimo ayaa waxaa ka…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Dowladda Soomaaliya oo maanta u jawaabaysa dowladda Kenya
by ATEERA 20/09/2016Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta lagu wado in ay dowladda Kenya in ay siiso jawaab ku aadan muranka badda ee ka dhaxeeya labada dal. Qareenada u doodaya dowladda Soomaaliya ayaa lagu…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso:Maamulka Degmada Waajid Oo Sheegey In Urarka Al Shabaab Ay Kala Waregeen Hub Iyo Saanado Minatiri
by ATEERA 19/09/2016Waajid(WRB)Kadib Markii Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Loo Towbarey Ciidamadii Ugu Horeyeen Oo Katirsan Ciidamada Booliska Gaarka Ah Ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Somaaliya Ayaa Waxaa In Muda Ah Ay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso+Daawo Sawiro:Kulankan is dhexgelka oo lagu magacdarey oo ka dhacay xarunta maamulka degmada baydhabo
by ATEERA 18/09/2016Baydhabo(WRB)Kulankan oo ahaa mid lagu muujinayay is dhex gelka bulshada xaafada,horumarinta nabada iyo soo nooleynta hidihii iyo dhaqanka ee deeganadan ayaa waxaa soo qaban qabiyey maamulada gobalka,degmada iyo urur u…
-
Kalkaan Ka Dhageyso Warka Duhur 18-09-2016
