Dhageyso:-Sawirro+ Wafdi uu Hor Kacayo Raisulwasaarihii Hore ee Dowladii KMG Soomaahya oo Baydhaba soo gaaray>>
Waxaa garoonka diyaaradaha Shaatigaduud ee magaalada Baydhaba maanta kasoo degay wafdi ballaaran 00 UU hogaaminayo raisulwasaarihii hore ee dowladii kumeelgarka Soomaaliya Dr. Cali Maxamed Geedi. Wafdiga uu hor kacayo prof.…
