dalka South Africa(WRB)Dukaamo ganacsi oo ay la haayeen muwaadiniin Soomaali ah ayaa lagu gubay dalka South Africa, kuwa Kalena waa lagu boobay xilli la isku diyaarinayo doorashada dowladaha hoose ee…
WARARKII MAANTA
-
-
maqal iyo muqaalvideoWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Daawo sports oo Laga Wareystay wasiir ku xigeenka sportska Koonfur Galbeed Soomaaliya attaka aadan
by Warsan Radio 28/07/2016sports oo Laga Wareystay wasiir ku xigeenka sportska Koonfur Galbeed Soomaaliya attaka aadan Daawo sports oo Laga Wareystay wasiir ku xigeenka sportska Koonfur Galbeed Soomaaliya attaka aadan was last modified:…
-
(WRB)Donald Trump, Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka, ayaa Dowladda Ruushka ugu yeeray in ay jabsato Emiladii Hillary Clinton, ay adeegsatay xilligii ay ahayd Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka. Donald Trump, ayaa Musharaxa…
-
(WRB)Maamulka Puntland ayaa beeniyay in waxgarad iyo siyaasiin ka soo jeeda maamulka Puntland ay heshiis la gaareen maamulka Somaliland oo ay ku dagaalameen gobolka Sanaag. Wasiirka wasaarada Warfaafinta maamulka Puntland…
-
WARARKII MAANTA
Xildhibaan ka hadlay dib u dhaca Ku yimid Doorashooyinka Soomaaliya
by ATEERA 28/07/2016Muqdisho(WRB)Xildhibaan Khaliif Maxamed Xaaji Xasan oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka Soomaaliya ee sanadka 2016 , gaar ahaan soo xulista xildhibaanada baarlamaanka dowladda…
-
WARARKII MAANTA
Al-Shabaab oo bur buriyay anteeno Isgaarsiineed gudaha dalka Kenya
by ATEERA 28/07/2016Lafeey(WRB)Dagaalyahano looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ayaa burburiyay bir anteeno isgaarsiineed oo ku taalay deegaanada Lafey iyo Fina oo hoos yimada degmada Mandheera ee gobolka…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Maamulka degmada Deyniile oo ka warbixiyay ammaanka degmadaasi
by ATEERA 28/07/2016Deyniile(WRB)Maamulka degmada Deyniile ee gobolka Banaadir ayaa ka hadlay xaalada amni ee degmada Deyniile. Xoghayaha maamulka degmada Deyniile Mahad Maxamed Shiraawe oo la hadlay Warsanradio ayaa sheegay in amniga degmada…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO: Maamulka Khaatuma oo digniin u diray Puntland iyo Somaliland
by ATEERA 28/07/2016(WRB)Maamulka Khaatumo ayaa si kulul uga hadlay colaada u dhaxeeysa maamulada Puntland iyo Somaliland ee ka taagan deegaanada iyo iyo degmooyinka ka tirsan gobolada Sool iyo Sanaag. Wasiirka wasaarada warfaafinta…
-
WARARKII MAANTA
Madaxweynaha: “Ciyaaraha waxay gacan ka geystaan dib u heshiisiinta iyo is-dhexgalka bulshada
by ATEERA 28/07/2016Muqdisho(WRB)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in qabsoomidda cayaarihii dowlad goboleedyada ee dhowaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ay muujinayaan horumarka laga gaarey dib u heshiisiinta,…
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Dhageyso+Wareysi:Cudur Dad Badan Ku Dhibaateyey Degmada Berdaale Iyo Tulooyinka Kale Ee Ku soo Dhow
by ATEERA 28/07/2016Berdaale(WRB)Dadka Ku Godoonsan Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Ayaa Xiligaani Waxaa Ay Kacawanayaan Xaalado Caafimaadaro Ah Iyadoo Hada Degmdaasi Ay Kadilaacmeen Cuduro Kala Duwan Oo Wada Saameyey Dadka iyo Xoolaha…
