Degmada diinsoor ayaa il daran sicir-barar xoog badan, kaas oo ka yimid go’doomin ay Alshabab ku hayaan gaadiidkii raashinka geynayey degmada. Warbixin dhameysitran oo arrintaas ka hadlayeysa hoosta ka dhageyso.wariye mudiin…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Gudoomiya Gabalka Baay oo ka Warbixiye Qaabka ay ula Dhaqmayaan puntlant Dilkii logaysta wil gacasato ah>>
by Warsan Radio November 24, 2015Gudoomiya Gabalka Baay oo ka Warbixiye Qaabka ay ula Dhaqmayaan puntlant Dilkii logaysta wil gacasato ah gudoomiyaha ayaa sheegay inay ka sugayaan masqulidta reer puntland wuxuuna yiri madaxweny naha punland.…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Warbixiintii macalina dugsiga tababarak ciidanka konfur galbeed soomaliya mad yaraw>>
by Warsan Radio November 24, 2015Dhageyso:-Warbixiintii macalina dugsiga tababarak ciidanka konfur galbeed soomaliya mad yaraw oo si ku luul uga dadlay nadafadarada ka jirta magalada baydhabo hoos ka dhageyso codka Dhageyso:-Warbixiintii macalina dugsiga tababarak ciidanka…
-
WARARKII MAANTA
Dhegeyso Wasiirka Hub ka dhigista iyo dhaqan Celinta Maamulka Koonfur Galbeed Oo Ka warbixiyey halka ay marayaan amaanka D,Tijeeglow
by Warsan Radio November 24, 2015Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqan celinta Maleeshiyada ee Maamulka Koonfur galbeed Cali Eelaay ayaa ka warbixiyey qaabka ay u socdaan taba barada la siinayo ciidamo loo tababarayo degmada Tijeeglow…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: 300 Oo Askari Oo Tababar Looga Soo Xirey Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool+ Sawiro>>
by Warsan Radio November 24, 2015Baydhabo(WSR)- Waxa Maanta Wefdi Ballaran oo uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Hub ka dhigista, Dhaqan Celinta iyo Tababaradda Maleeshiyaadka Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ( Xasan Eelaay), ay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso: Aqoonyahan Weerarey Siyaarada Shariif Xasan Iyo Guud Ahaan Midka Siyaasiinta Koonfurgalbeed.
by Warsan Radio November 24, 2015Ibraahim Cabdi Aadan waxaa uu ka midyahay aqoonyahnada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa koonfurgalbeed ee Soomaaliya waxaa uu qadka telfoonka kula soo xariirey wariye Maaxiye Cabdinuur yuusuf, waxaana uu ku wareystey sababta…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 24, 2015BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
-
WARARKII MAANTA
Dhagayso:- Wareysi aanu la Yeelanay Bashiir Maxamed Yuusuf Godoomiya Kuxigeenka Degmada Baraawe
by Warsan Radio November 26, 2015Bashiir Maxamed yuusuf Godoomiya koxigeenka degmada Baraawe oo logu war bixiyey xalada degmada baraawe wuxuu kela nooshegay inuu hada hormar uu ka bilabada uuna u diyaar goroowayaan reer baraawe dal…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-oday Dhaqameedka Ka Soojeeda KGS oo ka soo Hadlay Garawre uuna Ka War Bixiye Qaabki Dilka U Dhacay>>
by Warsan Radio November 26, 2015GAROOWE–(WSR)–oday Dhaqameedka Ka Soojeeda KGS oo ka soo Hadlay Garawre uuna Ka War Bixiye Qaabki Dilka U Dhacay odaygaan ayuu wuxuu ku Baaqay ina La Dajiyo Halada matirto qabiil kabadinkaro…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-sawiro+Aqoon Is Weydaasi Ku Saabsan Maamul Wanaaga Oo Loo Furey Wasaaradaha Koonfur Galbeed Soomaaliya>>
by Warsan Radio November 26, 2015Waxaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Ee Dowlada Koonfur Galbed Soomaaliya Ka furmey Tababar ku saabsan Maaamul wanaaga iyo Maamulka isla markaana waxa ka qiib galay Dhamaan wasaaradaha Dowlada…
