Dhageyso:Kullanka Gollaha Wasiirada KGS Oo Go’aano Ka Soo Baxay , Maamulada Puntland iyo Jubba Oo Digniin Adag Loo Direy
Gollaha Wasiir Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Kullan Ku yeeshey Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Kullankaas waxa Shir Gudoominayaayey Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana diirada Lagu saarey Xasradda siyaasadeed…
