Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu Caawa ka dhacay Xaafada Ceelqalaw oo katirsan…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho
by Warsan Radio 18/10/2022Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu Caawa ka dhacay Xaafada Ceelqalaw oo katirsan degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir, waxaana ka dhashay khasaaro…
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan
by Warsan Radio 17/10/2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
-
ARIMAHA BULSHADABANDHIGA AQOONTAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka
by Warsan Radio 17/10/2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan
by ATEERA 17/10/2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
-
Wararka DibaddaWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Mudaharaadayaal ku Dhintay kacdoon lagaga soo horjeedo xukuumadda Iran
by ATEERA 17/10/2022Kooxaha u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in mudaharaadada ka socda dalka Iran ee looga soo horjeedo xukuumadda dalkaasi, inay ku dhinteen boqolaal qof oo ay ku jiraan caruur Koox…
-
Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
CIYAARAHAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada warsan
by Warsan Radio 16/10/2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka ciyaaraha ee Idaacada Warsan Waxaa Soo jeedinayaa Wariye; Bilaal Hilaal Sheekh
-
WARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dalka Gambia70 caruur ayaa u dhintay sharoobada lagula tacaalo qufaca
by Warsan Radio 16/10/2022Baydhabo-{WMN}- Dowladda Gambia ayaa Jimcihii sheegtay in 70 caruur ah ay u dhinteen dhaawac daran oo kelyaha ah, kaasi oo loo maleynayo in uu ka dhashay sharoobada qufaca ee dalka India…
-
ARIMAHA BULSHADABANDHIGA AQOONTAWARARKA MAANTAWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka Bhacdooyinka Caalamka
by Warsan Radio 16/10/2022Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Barnaamijka Dacdooyinka Caalamka oo aqrinayo Wariye; C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
