War goordhow soo dhacay ayaa sheegay in qarax uu ka dhacay bartamaha magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa xilligii afurka ka dhacay bartamaha suuqa, kasoo horjeedka Bay Star. Waxaa wararku intaas ku…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:- Maamuka Dowlad Gobaleedka KGS oo Ka Warbixiyey Waxa Qabadkii Maamulka,
by Warsan Radio July 6, 2015Maamulka Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed Soomaaliaya ayaa ka warbixyey waxa qabad kooda mudadii u jiray maamulka oo uu Madxweyne ka shariif xasan. Wasiirka Warfaafinta Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Xasan…
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:- Madaxweyne Guuleed oo ka hadlay qaabka ay ahaan doonaan golahiisa wasiirada (Top Maqal),
by Warsan Radio July 6, 2015Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay qaabka ay noqon doonaan golaha wasiirada ee uu u dhisayo maamulka Mudug iyo Galgaduud. C/kariin Xuseen…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-waraysii aanu Layelanay Agasimaha isbitaalka Magaalada Baydhabo oo Maanta Qarax Ka Dhacay.
by Warsan Radio July 6, 2015baydhabo:-waraysii aanu Layelanay Agasimaha isbitaalka Magaalada Baydhabo oo Maanta Qarax Ka Dhacay. hoose ka dhagayso warasiga agaasimaha, Dhageyso:-waraysii aanu Layelanay Agasimaha isbitaalka Magaalada Baydhabo oo Maanta Qarax Ka Dhacay.…
-
codadkaWARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
Warar dheeri ah: Dhageyso qarixii Baydhabo ee maanta iyo sababta uu u dhashay oo cajiib ah.
by Ateera July 6, 2015Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya sababta keentay qarax maanta ay dad badan ku nafwaayeen oo ka dhacay bartamaha Baydhabo. Sida uu xaqiijiyay taliiyaha ciidanka booliska gobolka baay, qaraxa…
-
Dhageyso Warka Caawa Ee Radio Warsan Waxaa Soo Saarey Maxamed Aadan Maxamed Wadani Waxaana Soo Jeedinaya Bishaar Xassan Maxamed Bashka Halkaan Ka Dhageyso Warka Caawa Dhageyso:- Warka Cawwa Ee Warsan…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso+Sawirro:- Qasaarihii Ka Dhashay Qaraxii Ka Dhacay Magaalada Baydhaba
by Warsan Radio July 7, 2015Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Muqdisho uu dilay ila Shan Ruux islamarkaana uu dhaawacay ilaa 22 kale. Askariga ayaa Dilka u Adeegsaday…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Warka Duhur Ee Warsan Radio Iyo Warbaahinta KG Soomaaliya
by Warsan Radio July 8, 2015Warka Duhur Ee Radio Warsan iyo Warbaahinta KG Soomaaliya WAxaa Si Wadajir Ah U Akhrinya Maxamed Aadan Maxamed Wadani Iyo Cabdulaahi Nuur Aadan Jaceelow Dhageyso: Warka Dhageyso:-Warka Duhur Ee Warsan…
-
Dhageyso Warka Caawa Ee Radio Warsan Waxaa Soo Saarey Maxamed Aadan Maxamed Wadani Waxaana Soo Jeedinaya Bishaar Xassan Maxamed Bashka Halkaan Ka Dhageyso Warka Caawa Dhageyso:- Warka Cawwa Ee Warsan…
-
Warka Duhur Waxa Soo Saarey Maxamed Aadan Maxamed Wadani Waxaana Si Wada Jir Ah U Akhrindoona Maxamed Aadan Maxamed Wadani Iyo Cabdulaahi Nuur aadan Jaceelow Dhageyso:Warka duhur Ee Radio Warsan…
