halkaan ka dhegeyso codkii qanyere.
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTAWARAYSIYAASHA
xusni oo ku guuleystey godoomiye ku xigeenka xibiga suxufiyiinta soomaaliya.
by Warsan Radio May 18, 2016xusni oo ku guuleystey godoomiye ku xigeenka xibiga suxufiyiinta soomaaliya. halkaan ka dhageyso. xusni oo ku guuleystey godoomiye ku xigeenka xibiga suxufiyiinta soomaaliya. was last modified: May 18th, 2016 by…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wararkii Habeenimo ee Radio Warsan Magaalda Baydhabo Xaruunta Gobalka Bay,
by Warsan Radio May 20, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid waraka calimka ah iyo gudahaba wareysiyaasha iyo dhacadooyinka warka cawa waxaa idinla socosiinaysay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso”Wareysi:Maamulka Degaanka Rabdhuule Oo Kahadley Xaalada Guud Ee Degaankaasi
by Warsan Radio May 20, 2016Maamulka Degaanka Rabdhuule Ee Gobolka Bakool Ayaa Waxaa Uu Kawarbixiyey Xaaladaha Guud Ee Degaankaasi Gudoomiyaha Degaanka Rabdhuule Maxamed Qeer Salaad Da”uud Ayaa Waxaa Uu Kahadley Amaanka Degaankaasi Asigoona Sheegey In…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso”Wareysi:Maamulka Degmada Berdaale Oo Kulan Laqaatey Shacabka Degmadaasi
by Warsan Radio May 20, 2016Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Ay Kamid Tahay Degmooyinka Kasoo Kabsanaayo Dhanka Iyo Amaandarada Iyadoo Degmadaasi Dhawaan Ciidamo Loo Tawabarey Ciidankaasi Oo Tiradooda Ay Ku Dhowdahay 300 Kuwaasi…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso;-Wariye Madeela oo Laga Waraystay Qaabka ay u Dhacaday Doorashadii NUSOJ ,,
by Warsan Radio May 20, 2016wariye madeela oo laga waraystay qaabka ay u dhacaday doorashadii NUSOJ waxaa maanta markela lagu doortay gola sare oo hogaaminayaan ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ sida madeela noo xaqiijiyey, Dhageyso;-Wariye…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wareysi ku Saabsan oo Aanu Layeelanay Shacabka Magaalada Beladweyne Keendiid-Xuseen
by Warsan Radio May 25, 2016Dadkii ku noolaa magaalada Baledweyne ayaa intooda badan isaga barakacay magaalada waxaana ay miciin bideen inay tagaan deegaanka Ceel Jaale ee duleedka magaalada Baledweyne. Dad fara ku tiris ah oo…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso+Sawiro:Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Bilaabeyso Howlgal Ka Dhan Ah Maleeshiyada Al-Shabaab
by Warsan Radio May 25, 2016Madexweynaha Dowlada Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Seekh Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Dowlada Koofur galbeed ay bilaabeyso howlgal ka dhan ah ururka Shabaab. Waxa uu sheegay…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:sGudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Nusoj Ayaa Magalada Baydhabo Sideeran Loogu Soo Dhaweyey
by Warsan Radio May 26, 2016Markii Dhawaan Wariyaasha Soomaliyeed Ay Muqdisho Ku Doorten Hogaamiyaha Cusub Ee Uararka Suxufiyiinta Qaranka Somaliyeed Ayaa Maanta Baydhabo Dib Ugu Soo Labtey Oo Si Weyn Bulshada Uga Qeyb Qaatey Gudoomiye…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Shir Jaraa”id Oo Ay Qabten Odiyaal Dhacmeedka Degmada Buur Ayaa Waxaa Lagu Qabtey Magalada Baydhabo
by Warsan Radio May 26, 2016Beel Kamid Ah Beelaha Dega Degmada Buur Hakaba Ee Gobolka Baay Ayaa Waxaa Ay Shir Jaraa”id ay Ku Qabteen Magalada Baydhabo Ee Shir Kaasi Ay Qabteen Waxaa Ay Kaga Soo…
