Wararka inaga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in kolonyo ciidamada dowladda Soomaliya oo ka soo baxay deegaanka Rabdhuure kuna sii jeeday degmada Xudur ay dhexda ugaleen dagaalyahano ka…
WARARKII MAANTA
-
-
WARARKII MAANTA
DHAGEYSO:-Dowlada Soomaaliya oo Sheegtay inay Xoojinayso Qorshaha isku dhafka Ciidamada Xooga Dalka
by Warsan Radio May 27, 2016Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa uu qeybgalay barnaamijka kabaxayay Idaacdda iyo TVga dowlada waxa uu madaxweynaha soomaaliya ku dheeraaday ka sheekeynta xaaladda dalka, gaar ahaan…
-
codadkawaraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wararkii Habeenimo ee Radio Warsan Magaalda Baydhabo Xaruunta Gobalka Bay,
by Warsan Radio May 27, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid waraka calimka ah iyo gudahaba wareysiyaasha iyo dhacadooyinka warka cawa waxaa idinla socosiinaysay…
-
WARARKII MAANTA
Taliyaha Nabad Sugida Somalia oo Xilka Laga Qaadayo iyo Magaca Masuulka lagu Badalayo”
by Warsan Radio May 28, 2016Warar hoose oo naga soo gaaraya dhanka Villa Somalia ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud uu xil ka qaadis ku sameyn doono Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Somalia…
-
ARIMAHA BULSHADAWARARKII MAANTA
Dhageyso:Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Maxamed {Watiin} Shacabka Waa In Ay Sameyaan Is dhaxgal Bulsho
by Warsan Radio May 28, 2016Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ee Xarun Goboleedka Baay Ahna Duqa Maxamed Baydhabo Cabdulaahi Cali Maxamed {Watiin} Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Shacabka Ku Nool Magalada Looga Baahan Yahay In Ay Sameyaan…
-
WARARKII MAANTA
Sawiro: Koob Looga Magacdarey Nabada Iyo Is Dhexgalka Bulshada Oo Baydhabo Lagu Soo Gebo Gabeeyey
by Warsan Radio May 28, 2016Koob kubada cagta oo ay kutartamayeen tobanka xaafadood ee magaalada Baydhabo looguna magacdaray Nabada iyo isdhexgalka ayaa Baydhabo lagu soo gebagebeyey. Koobkan loogu magacdaray nabadda iyo isdhexgalka ayaa waxaa kutartamayey…
-
waraki radioWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Wararkii Habeenimo ee Radio Warsan Magaalda Baydhabo Xaruunta Gobalka Bay,
by Warsan Radio May 28, 2016warka Warsan Radio ee magaalada baydhabo, warka caawa Idaacada Warsan ay hawada idiin soo marineysa waaxaa kamid waraka calimka ah iyo gudahaba wareysiyaasha iyo dhacadooyinka warka cawa waxaa idinla socosiinaysay…
-
kulanka warsanWARARKII MAANTA
Dhageyso:-Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS, IYO CAWA
by Warsan Radio May 28, 2016Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS BARNAAMIJKAAN AYAA TAABANAAYO MILABADAN DHEGAYSI WACAN KULANKA IYO CAAWA WILIBA WAXAA IDIN SOO GUDBIINAAYO ANIGOO OO AH CABDUQAADIR BARA MACALIN IYO FARSAMADII…
-
WARARKII MAANTA
Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Baay Oo Sheegey In Amaanka Baydhabo Uu Yahay Mid Sugan,
by Warsan Radio June 1, 2016Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Baay Mahada Cabdiraxmaan Aadan Ayaa Waxaa Uu Kahadley Amaanka Gobolka Baay Waxaan Uu Sheegey In Uu Yahaya Mid Degen Xiligaani. Taliyaha Ayaa Dhanka Kale Waxaa Uu…
-
WARARKII MAANTA
Dhageyso:-Kulamadii Amaanka Baydhabo Looga Hadlaayey Oo Tagerey Cabdi Cadow Axmed”Guddoomiyaha Bulshada Rayidka ah ee Koonfur-galbeed Soomaaliya,
by Warsan Radio June 1, 2016Waxaa Si Aad Ah Usoo Hagageyaa Maanka Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Oo Maalmahaani Ay Kasocdeen Kulamo Looga Hadlaayey Amaanka Gobolka Baay Gaar Ahaan Tan Baydhao Kulamadaasi Oo Ay…
