Wareysi Dheer aanu Layeelanay Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Tiyeeglow cali Cabdinuur oo anbaarayey warbaahinta qaar inay ay barbacaanto ay ka sheegen degaankaasi inay ay ka jirto nafaqador wararkaasi sheegayaa waxa ka ma jiraan ayuu ku tilmaamay, wareysiga sidatan ayuu u dhacay dhageyso,