wafdi ka socda sowladda ingariiska oo maanta gaaray magaalada baydhbao ayaa kulan gaar ah madaxtooyada magaaladaasi kula yeeshay madaxweyne shariif saxan shekh aadan xubno ka mid ah golaha wasiirada maamulka K,galbeed soomaaliya , madaxeynaha maamuka koonfurgalbeed soomaliya shariif xasan sheekh aadan oo kulanka kabid saxaafada la hadlay ayaa sheegay inay kala hadleen wafdigan caawinaadda ay dowlada ingriiska siiso maamulkiisa oo ay ka mid yihiin taakuleynta dhinaca milateriga ee ciidanka dowlad gobaleedka Koonfur galbeed soomaaliya iyo tababarada ay u wadaan saraakiisha ingariiska ciidamada booliska ee maamulkaasi konfur galbeed soomaaliya,
codka safiirka ingariiska
madaxweyne shariif saxan shekh aadan
shariif xasan qiibta 2baad