ADIINY MO’OSHIITHY
Hatany fiyaawaang ii nebed dhegensathiyaal meel kastoo ising rooghdaang, sikasaty isiing niigh dhugunsethaasaangh. Jimaa feyly markaly haky dhowaathy qiibtii lammad ee barnamishkii inky magadarny “ADIINY MO’OSHIITHY”, kaasoo jimaa kasty kedkung oo kale niinky barateen iny uny howathy hasiing marsiiny, uny oo todobaadkii hore ha siin bilaawny ku waramoowky haldoor al mu’alif, fanaan,mulaxan, Muhsin Qaasim (JAAKOOLE).
Langby langsheey usi wiinaaysithee, lang kaly ming wiinayaaw athiiny mo’oshiithy.
Dhulky K.G may buwaa dhul barwaaqyly. Maybaany ing shal bahaayaany gol ii gaphiiby Dooy ii Harqaangh ii haanoo kale oo ku sii bathang oo ke fayle tacabashithy oo langsheey hoo hoog, masqangh ii maal giliyi runtii ki dheefsathaaw baahy ii dhibsheeny meelaas kuku heraasy. “ATHIINY MO’OSHIITHY”.
Langny may qabee dhul fuur ii sheeb eh, meel lyabuurethaaw inglahaayny, hatany saas ety ki dhithithoohaaye usu oo hoog ii waqtiby giliyoohaaye, dhul dhedhaab eh buur korshee ki yaaloo abuurethoohaaye, dhibny maky qaby ky dha’noolyi illeen dhulsheeybuwaa.
Athiiny intaas dhul silaa galgaleh dhahalkii obooghaa eh qabty yaa tabar athy ka abuuratoo kiky dheefsaty waayty, maybaany ku doorateey iny dhul shisheeye ing dheelmatoo dhiigaa liky deethiye, athy oo isku moojhy moojhiyaasy dheefty yaaly Dhulkaa. “ATHIINY MO’OSHIITHY”.
Goroty doogeey hatany mo gorony may weely wili walaa kiing dhiming oo athy hordhaang likiingky sheeghy yee oo si toosing likiingky tilmaamoow, haaaby haatoo nasiibdory athy ingwaayty dheghy athy ki dhughunsity iyo qalby athy ki goroty.
Sithaas daraadiyee reed kiing tuwiyooy heestii Abwaan Muhsin Qaasim Jaakooly EE haayty. “Dhulky dheefaa ki jirtee dhirir malqothaayoo dhegsii”