Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Boosaaso written by Warsan Radio 11/07/2022 Ciidamo ka wada tirsan kuwa Maamulka Puntland gaar ahaan kuwa PMPF-ta & PSF-ta ayaa ku dagaalamaya afaafka hore ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.Dagaalka labada Ciidan ayaa salka kuhaaya Ciidanka PSF oo doonayey in garoonka diyaaradaha Boosaaso laga soo dajiyo diyaarad ay lasocoto kusimaha Madaxweynaha ahna guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Xaaji Samatar, laakiin ciidanka Imaaraatka uu tababaray ee PMPF ay diideen in diyaaradda ay dagto.Dhimashada laba qof iyo dhaawacyo kala duwan ayaa la xaqiijiyay inuu ka dhashay iska hor imaadka dhexmaray Ciidamada PSF iyo PMPF ee Puntland, waxaana socda dadaallo lagu kala qaadayo ciidamada, kuwaas oo ay wadaan isimada dhaqanku. Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Boosaaso was last modified: July 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan next post Puntland oo faah faahisay dagaalkii ka dhacay Garoonka Boosaaso & diyaaradii la celiyay You may also like Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Amar Cusub Kala hadlay Golihiisa Wasiirada 24/09/2022 Amiirka Dowladda Qatar Oo Booqasho Ku Tagaya Tehran Iyo Xogta Safarkiisa 11/05/2022 Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 06/09/2022 Doorasho adag oo Maanta ka dhaceysaa Magaalada Beledweyne 22/03/2022 Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Gaana 07/02/2022 Dhageyso:-sheekada nabada 31/07/2021 Dowladda Federaalka oo Gurmad deg-deg ah u diraysa magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug 03/05/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 18/12/2020 Akhriso:- Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Keating oo Garowe kula kulmay Madaxweynaha Puntland 12/05/2018 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/08/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.