wararka naga soo gaareya Magalada Moqadisho ayaa waxa ay sheegeyaan In xaley Lagu Diley Malaaq Maxamed Cali Xuseen oo ka mid ahaa Malaqyada 135 Malaaq soo Dhisey Dowalada KoobfurGalbeed Soomaliya Iyo Dowlada Dhexe ayaa Xaley Dabley ku Xubeysan Bistooladooyinku diley Xili uu ka soo Baxay Salaada cisho Masaajid ku yaalo Degmada Madiino Ee Magalada Moqadisho.
waxana Kawarmey Sida Malaqa Loodiley afayeenka Malaaqyada KoonfurGalbeed Soomaliya Malaaq Deerow Yacaqoob waxana uu Yiri
RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO WAREYSIGA MALAAQ DEEROW
innaa lillaah wanaa ileehi raajicub waxaa magaalada mugdisho gacan ka xaqdaran ku dishey awowe maamiyow oo aha ugaaska guud ee beesha Gaasargude ugaas maxamed cali xussen maamiyow ehelada qarabadi iyo dhamaan qoysaski ka geeriyodey waxaan lee yahay samir iyo imaan alleh hanaga siiyo asagana marxuumka janada alleh hanagu kulmiyo ano ku hadlayo dhamaan reer hooyo Aamin Ahmed Sheik Abdirahman