Wafdi Ay Isgu Jiraan Xildhibaano Iyo Daqaatiir ayaa soo Gaarey Magalada Baydhabo Ee Haruunta Gobolka Bay Waxana Dhaqatiirta Iyo Xildhibanada ay Kulun La Qaateen Kusimaha m adaxweynaha Maamulka KG maxamed Xasan Fiqi Iyo Waziirka Cafimadaka Iyo Gudoomiyaha Gobolka Bay ,
Waxana Saxafada ay Ka haayeen Ku Dibad Joog ah Waxana Mafrkii Kulunka Soo Cidalaadey Warfidiyeenka Lahadley Waziirka Cafimadaka Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya
Isaaq Ali Subaq Waxana UU Ka Hadley DhaQaatiirta Manta ay Yimaadeen Iyo Holaha ay Qaban Doonan ,
Dhanka Kale Gudoomiyah Gobolka Baya Rashiid Cabdulahi Maxamed ayaa Waxa UU Ka warbixiyey Haruun Manata Xariga Loogajarey Isla Markaasina Loogu Gurman Doono Dadka ay Abarta ay Saamey ,
Gobolada Koonfur Galbeed ayaa waxa ka Jira Abaaro Iyo Cuduro Iyo Dagal waa sadaxdii Ebo Laga Magan Galey waxana ay Hada ay Ka jirtaa Deegnada KgS.
https://www.youtube.com/watch?v=wfEF3E5y7zw