Abwaan Xasan Hoborow oo inmuda ah ku xanuunsanaa magaalada muqdisho abwaanka oo ka dalbaday Maamulka Koonfur galbeed soomaaliya oo markii ugu horaysay codsigaasi u godbiinaayo abwaanka ayaa si cod dheer ku yiri waa inay iga gacankabtaan muslimiinta soomaaliyeed gaar ahaan mascuulinta maamulka koonfur galbeed soomaaliya .
FADLAN CODKA ABWAANKA HOOS KA DHAGEYSO ADIGOO RAALI AH