Dhawaan waxaa shir jaraaβid magaalada baydhabo ku qabtey la taliyaha madaxweynaha koonfur galbeed Cabdulahi maxamed idiris lesto isagoo eedeyn dusha u saarey siyaasiyinta iyo xildhibaanada wada mooshinka la rabo in xilka looga qaado madaxweyne shatiif xasan
Waxaana shirkaasi uu qabtey lesto jawaab ka bixiyey malaaq axmed xaaji xasan kaskey oo ah gudoomiyaha odiyaasha dhaqanka deegaanada gobolka baay oo yiri waxaa mooshinka wada waa xildhibaano ka fikirey danaha umada iyo deegaanada koonfur galbeed ee ma ahan xildhibaano dadtooda mooshinka u wada
hoos ka daawo muqaalka