GUDOOMIYAHA DEGMADA YEED OO CAMBEERAYN DUSHA UGA TUURAY HAY’ADDA BARNAAMISHKA CUNTADA ADUUNKA(WFP)
Cabashadan ka soo yeertay Gudoomiyaha Degmada Yeed ayaa timid kadib markii ay la soo xiriireen shirkidihii qandaraaska ku qabay raashinkaas oo u sheegeen Maamulkiisa in ay WFP ku soo wargalisay in muddo sedex bilood ay WFP u sheegtay in ay hakin doono Gargaarkii cuntada ee u qorshaysnayd in ay u qaybiso boqolaal qooys oo barakacayaal ku ah Degmada Yeed.
Dhageyso: GUDOOMIYAHA DEGMADA YEED OO CAMBEERAYN DUSHA UGA TUURAY HAY’ADDA BARNAAMISHKA CUNTADA
previous post