Waxaan wareeysi ka qaadnay Dr.Sheiknor Abuukar Qaasim oo ka mid ah dadka ka soo jeedo Koonfur Galbeed Soomaaliya, wuxuu sheegay in dhibka ugu wayn haasto Digil iyo mirifle ay yihiin siyaasiyiinta u dhashay Gobolka. Wuxuu kaloo sheegay siyaasiyiintaas inay meesha u joogaan danahooda qaadka ah ayagoo siyaasadii iyo masiirkii umadaas ka dhigay mid ayku gacansadaan.
Wuxuu kaloo sheegay In xiritaankii Sheekh Mukhtar Robbow ayka dambeeyeen siyaasiyiinta D&M, dambigaasna ayaga loo haaysto. Wuxuu sheegay In ragaas siyaasiyiinta ay ku qasaarteen hogaanka umadda Digil iyo mirifle oo loo baahan yahay in la badalo,
HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA