daacada Warsan ee Magaalada Baydhabo tartan aqooneedki waxaa is arkey Xaafadaha kala ah Cadaadda A iyo Holwadaag (B) .Gusha Caawa waxey raacdey Xaafada Holwadaag oo heshey 13 dhibcood ,dhinaca kale Cadaadda A ayadana 8 dhibcood ayey heshey.tartan aqooneedkii Idaacada,waxaana taaba gelinaya Walaalaha Garab Walaal,Iskuulka Hoose,Dhaxe iyo Sare ee Kawaadir.
Waxaa socda wareegii Labaad,waxaana sidoo kale daadihinta barnaamijka habeen kasta ka qeyb qaata Abwaan Maxamuud Xaaji Maxamed Yarow Tarash iyo Abwaan Muxsin Qaasim Qaalib Jaakoole.Habeen dambe waxn tartan ka sugeynaa Wadajir (B) iyo Isha (B)