Hoos ka dhageyso Barnaamijka todobaadkii tagey iyo Caalamka oo maalin kasta oo Jimca ah Sacada Marka ay soo gaarto 09:00 am ilaa 04:00 aad ka dhageysaneysaan Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo
Barnaamijka waxaa idin soo Jeedinaya Wariye Maxamuud Cali Cabdullahi (gaabshaa)