Hoos ka dhageyso barnaamijka beeraha waxaanan ku eegaynaa isticmaalka barwaaqeeyaha kiimikada ah iyo sida loogu nafaqeeyo ciidda, si kor loogu qaado waxsoosaarka.barnaamijka waxaa soo saartey hayada Qaramada midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO.