Hoos ka dhageyso Tartan aqooneedka Idaacada Warsan ooo caawa ku tartan xiiso iyo xamaasad leh ku dhexmarey xaafadaha kala ah Boonkay A iyo Isha B,barnaamijka tartan aqoonedka ka socda Idaacada Warsan waxan la marayaa wareegiisa 2aad ee group C,
Natiijada caawa ee tartanka wuxuu ku soo dhamaadey Boonkaay A 8 dhibcood iyo Isha B 15,saaasna Isha B guusha ku raacdey