Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka dhageysaneysaan idaacada Warsan.
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Waxabarashada ee Idaacada Warsan oo soojeedinaayo Maxamuud Nuunow Maxamed
(Macalin jiijow)