Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe written by Warsan Radio 23/02/2022 Kulan ay yeesheen Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay kasoo saareen Amarro dhowr ah oo la xiriira Amniga Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa laga soo saaray dhowr qodob oo la xiriira Amniga Magaalada, kaas oo uu faah faahin ka bixiyay Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal.Taliyaha ayaa marka sheegay in xaaladda Guud ee Amniga Magaalada Garoowe ay tahay mid wanaagsan, balse ay ka feejigan inay soo gaaraan falalka Amni darro ee ka dhacaya Gobolada kale ee dalka.Waxaa uu hadalkiisa uu in taasi ku daray i ay socdaan howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, hayeeshee Bulshada looga baahan yahay inay la Shaqeeyaan Ciidamada si amniga loo sugo.Ugu dambeyn Taliye Xuseen waxaa uu sheegay in Ciidamada Amniga howlgal kasta oo ay kujiraan aysan wax xabbad ah ku ridi karin Magaalada Garoowe, sidoo kalena Bulshada looga baahan yahay inay la socdaan dadka ay Guryaha ka kireeynayaan.Amarkaan kasoo baxay Guddiga Amniga Gobolka Nugaal ayaa kusoo beegmaya xilli ay Magaalada Garoowe ay kamid tahay Goobaha ay ka socdaan doorashooyinka Golaha Shacabka Amarro laga soo saaray Amniga Magaalada Garoowe was last modified: February 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Gudoomiyaha BFS Sheekh Aadan Madoobe oo Turkiga ku booqday Guddoomiyhii hore ee Jawaari 25/10/2022 Video:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ku Soo Laabtey Magalada Baydhabo, 09/11/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 24/04/2022 Wasiirka A/Dibedda ee Sweden oo la kulmay Diblomaasiyiinta dalalka Islaamka 05/08/2023 RW Xamse oo Amray in loo gurmado dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii Beledweyne 03/10/2022 Wasiiru dowlihii Warfaafinta oo si layaab ah looga guuleystay Kursiga Xildhibaanimo ee Aqalka Hoose 13/11/2016 Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Goordhow gaaray Dhuusamareeb 14/07/2020 Shiikh Shariif: “Masiirka ummadu uma afduubnaan karo ashkhaas kursiga inay sii joogaan raba” 17/08/2020 Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Safiirka Sacuudiga? 09/02/2022 VIDEO Gudiga Madaxa Banana ee Xuduudaha iyo Federaalka Ayaakulan Laqaatay Labada Gole ee Maamulka KGS 21/05/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.