Madaxweynaha Puntland & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah yeeshay written by Warsan Radio 28/03/2022 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Xarunta Madaxtooyada ay kulan wadatashi gaar ah ku yeesheen Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni & ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash.Kulanka ayaa la sheegay in uu dalbaday Madaxweyne Deni, isla markaana kuxigeenkiisa uu kala tashanayay mas’uuliyiin cusub oo la magacaabayo kuwaas oo ay ku jiraan Wasiiro iyo Agaasimayaal.Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulanka labada mas’uul uu ahaa mid ay albaabadu u xirnaayeen, hayeeshee ay labada mas’uul isfaham gaareen.Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu soo saaro Wareegto uu ku Magacaabayo Wasiiro iyo Agaasimayaal, isbedelkaas oo dad badan ay xilalka ku weyn doonaan. Madaxweynaha Puntland & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah yeeshay was last modified: March 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxay ka wada hadleen Mahdi Guuleed & Ra’iisul Wasaaraha dalka Qatar? next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like DHAGEYSO:-XAFLAD QALINJABIN AY KU QALIN JABIYEE 12 ARDAY DHIGANAAYAY MADARASOOYINKA KU YAALA BEYDHABO AYAA LAGU QABTAY 18/11/2016 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 15/08/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 11/09/2021 Akhriso:-Dhaq dhaqaaqa dowladda Itoobiya ee ku wajahan Arrimaha Jubbaland 29/07/2019 Mareykanka oo digniin adag u diray Shiinaha 23/10/2021 akhriso:-C/wali Gaas oo mar kale u tagaya Imaaraadka, dhameystirka heshiiska Dekeda Boosaaso 03/04/2017 Akhriso:-Caasimadda Maamulka Galmudug oo maanta gaaray wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Qatar. 13/07/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Caalamka 24/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 31/08/2021 Hoggaamiyihii mucaaradka Belarus Maria Kolesnikova oo la afduubtey 07/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.