Tartankii caawa u dhaxeeyeey xafadaha kala ah Isha A iyo Caada B ayaa waxa uu ku soo idlaadey Isha 5 dhibcood,Cadaada 4 dhibcood.guusha ayaa caawa raacdey Isha A oo heshey 5 dhibcood dhamaan su’aalihii la weydiyey.
Insha Allah habeen dambe waxa noo bilaawanaya group (B) oo ku tartamay Holwadaag (A) iyo Boonkaay (B)
Hoos ka dhageyso tartankii caawa oo dhameystiran