waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Isha A iyo Bardaale B xaafada walba waa la weydiyey 7 su’aalood wadarta guudna ah 14 su’aalood
Isha (A)6 dhibcood ayey tartanka caawa ka heshey
Bardaale (B) 10 dhibcood aye heshey
saasna waxaa caawa tartanka ka harey Isha A
hoos ka dhageyso su’aalaha tartanka iyo jaabahooda oo dhameystiran