Doorashad guddoonka Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana hadda la isla aaday Wareeggii labaad.Musharraxiinta ayaa Wareegga koowaad kala helay:
Wareega koowaad ee Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS1. Xil. Cabdirashiid Maxamed Xidig: 6 cod2. Xil. Cabdullaahi Aadan Axmed Black: 33 Cod3. Xil. Aadan Maxamed Nuur Soronsoor: 23 Cod4. Xil. Xasan Cabdi Nuur: 98 Cod5. Xil. Saadaq Cabdullaahi Cabdi: 5 Cod6. Xil. Shariif Maxamed Cabdalla: 13 Cod7. Xil. Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe: 74 Cod
Waxaa wareega labaad u soo gudubtay afarta Musharax ee ugu codka badan kuwaas oo kala ah:
1. Xil. Cabdullaahi Aadan Axmed Black: 33 Cod2. Xil. Aadan Maxamed Nuur Soronsoor: 23 Cod3. Xil. Xasan Cabdi Nuur: 98 Cod4. Xil. Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe: 74 Cod