Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay usoo gudbiyaan Musharax kaste halka qof ee codadka u tirinaya doorashada berri ka dhici doonto teendhada Afisiyooni.Baaqa Guddiga ayaa siddaan u qornaa:Dhammaan Musharraxiinta Madaxwaynaha JFS waxaa laga codsanayaa in ay ka soo jawaabaan codsiga Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo ah in Musharrax kasta Guddiga u soo gudbiyo xubinta u tirinaysa codadka.Musharraxii ku soo gudbin waaya waqtiga loo qabtay uma suurta gali doonto in uu hoolka doorashada soo galo qofka la socdaFG: Waqtiga kamadanbaysta ah ee soo gudbinta magacyada waa 12:30am (duhurnimo) ee maanta. Guddiga Doorashada Madaxwaynaha oo baaq u diray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DEG DEG: Booliska Soomaaliya Oo Bandow Kusoo Rogay Magaalada Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Maamulka Puntland oo qaadacay Shirkii Madaxweyne Farmaajo ku Baaqay in maamul gobeleedyada ku kulmaañ 18/06/2020 Askar Qiratay In Ay Ka Dambeeyeen Afgambi Fashilmay Oo Lasoo Bandhigay 07/05/2020 Dowladda Fedaraalka oo saxiixday heshiis tallaal kale lagu keenayo Soomaaliya 07/04/2021 Shirka hormarinta ganacsiga iyo hal-abuurka somaliya oo Muqdisho lagu qabtay 29/12/2020 Dadka u dhimanaya Covid 19 oo sii kordhaya dalka Soomaaliya 14/03/2021 Dhageyso:-Shariif Xasan Sheekh adana Madaxweyna KGS ayaa waxa uu ka hadley Waxa yaabaha Uu u Hormari waayey Maamulkiisa 04/03/2017 Qaramada Midoobay oo sheegtay in xadgudub loo geysto caruurta Soomaaliyeed 22/06/2021 Ururada Bulshada Rayidka oo beeniyay war ay faafisay Villa Somalia 20/07/2020 Puntland oo cambaareysay dagaalka ka socda Laas-Caanood iskana fogeysay ku lug lahaanshaha 07/02/2023 Ciidamada Dowlada oo howlgalo ka fuliyay deegaano u dhexeeya Balcad iyo Afgooye 09/03/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.