Maxkamadeynta dad loo heysto dhoofinta dhirta oo Garowe ka socota written by Warsan Radio 21/05/2022 Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegaysiga dacwadda ku saabsan dhoofinta dhirta loo yaqaan geed-quwaaxa.Dhegaysiga dacwadda ayaa socda kadib markii maxkamadda la hor-keenay nin ku eedaysan mashruuca dhoofinta dhirta geed-quwaaxa kaas oo u xiran dowladda.Xeer ilaalinta ayaa sidoo kale waaran u jartay mas’uuliyiin hore xilal uga soo qabtay Puntland oo ku eedaysan dhoofinta geed-quwaaxa.Mas’uuliyiinta ku lug yeeshay barnaamijkaas waxaa kamid ah kuwa hadda xilal ka haya dowladda oo ay ku jiraan xildhibaano inkastoo aan weli tallaabo laga qaadin. Maxkamadeynta dad loo heysto dhoofinta dhirta oo Garowe ka socota was last modified: May 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Bosnia oo diiday in ay taageerto cunaqabateynta Midowga Yurub ay kusoo rogeen Ruushka next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Gudoomiyaha BMKGS Abdulkadir Sharif Been Abuur Ku Tilmaamay Warqad 29/09/2017 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/05/2022 DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. 13/10/2019 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 25/12/2022 Ciidanka DANAB oo burburiyay Xarumo Al-Shabaab 03/01/2021 Dhageyso:- Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal oo xilka kala wareegay gudoomiyihii hore Jawaari. 03/05/2018 Video Deeq Rashin ah maanta Loogu Qeebiyey 150 Qoos oo ay ka Soo Barakeceen Deegnada Xoos Yimda Magalada Baydhabo 27/03/2017 Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday xubnno katirsan Alshabaab 24/09/2023 DHAGEYSO: Warka Caawa ee Idaacada Warsan 08/04/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.